{"id":489256,"date":"2023-06-12T12:33:29","date_gmt":"2023-06-12T09:33:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489256"},"modified":"2023-06-12T12:36:56","modified_gmt":"2023-06-12T09:36:56","slug":"wasiirka-warfaafinta-oo-tababbar-u-furay-xubno-ka-mid-ah-hawl-wadeenada-warbaahinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-oo-tababbar-u-furay-xubno-ka-mid-ah-hawl-wadeenada-warbaahinta-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta oo tababbar u furay xubno ka mid ah hawl-wadeenada warbaahinta Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho Tababbar uga furay xubno ka socday warbaahinta Qaranka gaar ahaan warbaahinta ka shaqaysa furimaha dagaalka.<\/p>\n<p>Tababbarkan ayaa waxyaabaha diirada lagu\u00a0 saarayaa siyaabaha waraysiyadda looga qaado xubnaha kasoo goosta khawaarijta iyo kuwa dagaalladda lagu qabto.<\/p>\n<p>Sidoo kale tababbarkan ayaa socon doona mudo shan cisho ah, hawl-wadeenadda Wasaaradda Warfaafinta ayaa daddaal xooggan ka geysatay dagaalka dalka looga xoraynayo kooxaha khawaarijta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-489258\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/FB_IMG_1686562008780-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/FB_IMG_1686562008780-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/FB_IMG_1686562008780-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/FB_IMG_1686562008780-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/FB_IMG_1686562008780-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/FB_IMG_1686562008780.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho Tababbar uga furay xubno ka socday warbaahinta Qaranka gaar ahaan warbaahinta ka shaqaysa furimaha dagaalka. Tababbarkan ayaa waxyaabaha diirada lagu\u00a0 saarayaa siyaabaha waraysiyadda looga qaado xubnaha kasoo goosta khawaarijta iyo kuwa dagaalladda lagu qabto. Sidoo kale tababbarkan ayaa socon doona mudo shan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":489257,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489256","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489256"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489261,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489256\/revisions\/489261"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489257"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}