{"id":489252,"date":"2023-06-12T12:12:24","date_gmt":"2023-06-12T09:12:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489252"},"modified":"2023-06-12T12:13:29","modified_gmt":"2023-06-12T09:13:29","slug":"r-wasaarihii-hore-ee-dalka-talyaaniga-oo-ku-dhintay-dada-86","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaarihii-hore-ee-dalka-talyaaniga-oo-ku-dhintay-dada-86\/","title":{"rendered":"R\/Wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga oo ku dhintay da&#8217;da 86"},"content":{"rendered":"<p>Silvio Berlusconi, Ra&#8217;iisul Wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga ayaa ku geeriyooday Magaalada Milano \u00a0ee dalkaasi,isagoo da&#8217;diisa lagu sheegay \u00a086-jir<\/p>\n<p>Wuxuu ku dhintay isbitaalka San Raffaele ee magaalada Milano, sida ay sheegtay warbaahinta Talyaaniga.<\/p>\n<p>Bishii Abriil waxa laga daweeyay caabuq sambabada ah oo la xidhiidha kiis aan hore loo shaacin oo ah leukemia.<\/p>\n<p>Maalqabeenka caanka ah Berlusconi ayaa markii ugu horeysay qabtay xafiiska sanadkii 1994-tii, waxaana uu hogaaminaayey dalkaasi afar xilli ilaa 2011-kii.<\/p>\n<p>Waxa uu ahaa hogaamiyaha\u00a0\u00a0\u00a0 xisbiga midig dhexe ee Forza Italia kaas oo isbahaysi la galay raysal wasaare Giorgia Meloni ka dib doorashooyinkii Sebtembar, markii loo doortay aqalka sare ee Talyaaniga Senetka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Silvio Berlusconi, Ra&#8217;iisul Wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga ayaa ku geeriyooday Magaalada Milano \u00a0ee dalkaasi,isagoo da&#8217;diisa lagu sheegay \u00a086-jir Wuxuu ku dhintay isbitaalka San Raffaele ee magaalada Milano, sida ay sheegtay warbaahinta Talyaaniga. Bishii Abriil waxa laga daweeyay caabuq sambabada ah oo la xidhiidha kiis aan hore loo shaacin oo ah leukemia. Maalqabeenka caanka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":489253,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-489252","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489252"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489255,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489252\/revisions\/489255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489253"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}