{"id":489046,"date":"2023-06-10T14:53:41","date_gmt":"2023-06-10T11:53:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=489046"},"modified":"2023-06-10T14:53:41","modified_gmt":"2023-06-10T11:53:41","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-guddoomiyihii-hore-ee-bankiga-dhexe-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-guddoomiyihii-hore-ee-bankiga-dhexe-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyey geerida guddoomiyihii hore ee Bankiga dhexe ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska qaraabada, iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Hore ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Marxuum Maxamuud Maxamed Nuur.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay in Maxamuud Maxamed Nuur uu u soo adeegay qaranka Soomaaliyeed, isagoo soo qabtay xilal kala duwan oo heer qaran, kuwaas oo ay ka mid yihiin Gudoomiyahii Bankiga Horumarinta Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Bankiga Dhaxe ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Marxuumka Alle u weydiiyey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska qaraabada, iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Hore ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Marxuum Maxamuud Maxamed Nuur. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay in Maxamuud Maxamed Nuur uu u soo adeegay qaranka Soomaaliyeed, isagoo soo qabtay xilal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":489047,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[938],"class_list":{"0":"post-489046","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-guddoomiyihii-hore-ee-bankiga-dhexe-ee-soomaaliya"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=489046"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":489048,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/489046\/revisions\/489048"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/489047"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=489046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=489046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=489046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}