{"id":488947,"date":"2023-06-08T21:09:05","date_gmt":"2023-06-08T18:09:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=488947"},"modified":"2023-06-08T21:09:17","modified_gmt":"2023-06-08T18:09:17","slug":"wasaaradda-kalluumeysiga-iyo-dhaqaalaha-buluugga-oo-muqdisho-ku-qabatay-xuska-maalinta-badda-aduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-kalluumeysiga-iyo-dhaqaalaha-buluugga-oo-muqdisho-ku-qabatay-xuska-maalinta-badda-aduunka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga oo Muqdisho ku qabatay Xuska maalinta Badda Aduunka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Munaasabadda Xuska maalinta Badda Aduunka ayaa looga hadlay dhawridda, iyo ilaalinta badda ka hortagga waxkasta oo dhibaato u keeni karo Kalluunka in lagu shubo badda, ka hortagga wasakheynta xeebaha.<\/p>\n<p>Khubarada Wasaaradda iyo mas&#8217;uuliyiinta qaar ka mid ah Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir ayaa munaasabada ku soo bandhigay aragtiyo kala duwan oo lagu ilaalin karo badda.<\/p>\n<p>Maanta oo kale 8-da June waxaa dunida oo dhan laga xusaa maalinta Badda Aduunka, Qaramada Midoobay ayaa sanadkii 1992-dii u asteeysay maalinta badaha adduunka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Munaasabadda Xuska maalinta Badda Aduunka ayaa looga hadlay dhawridda, iyo ilaalinta badda ka hortagga waxkasta oo dhibaato u keeni karo Kalluunka in lagu shubo badda, ka hortagga wasakheynta xeebaha. Khubarada Wasaaradda iyo mas&#8217;uuliyiinta qaar ka mid ah Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir ayaa munaasabada ku soo bandhigay aragtiyo kala duwan oo lagu ilaalin karo badda. Maanta oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":488948,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-488947","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488947","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=488947"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488947\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":488949,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488947\/revisions\/488949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488948"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=488947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=488947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=488947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}