{"id":488931,"date":"2023-06-08T19:33:23","date_gmt":"2023-06-08T16:33:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=488931"},"modified":"2023-06-08T22:13:40","modified_gmt":"2023-06-08T19:13:40","slug":"booliiska-oo-xiray-agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-shaqada-iyo-arrimaha-blbulshada-xfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/booliiska-oo-xiray-agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-shaqada-iyo-arrimaha-blbulshada-xfs\/","title":{"rendered":"Booliiska oo xiray agaasimaha guud ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliska Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, ayaa maanta soo xiray agaasimaha guud ee wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya eedeysane Cabdulaahi Maxamed Cali.<\/p>\n<p>Taliska Ciiddanka booliiska gobolka Banaadir qoraal ka soobaxay ayaa lagu yiri &#8221; iyada oo la dhowrayo Sareynta Sharciga, Waaran maxkamadeed ku soo xirnay Edeysane Cabdulaahi Maxamed Cali, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, kaas oo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku ku soo eedeeyay Musuq, si loo horkeeno Maxkamadda Gobolka Banaadir&#8221;.<\/p>\n<p>Dhanka kale Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa xaqiijiyay in lasoo xiray agaasimaha guud ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo ku eedeysan Musuq-maasuq iyo dayacaad.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-488959\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/FB_IMG_1686251467581.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"977\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/FB_IMG_1686251467581.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/FB_IMG_1686251467581-300x271.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/FB_IMG_1686251467581-1024x926.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/FB_IMG_1686251467581-768x695.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/FB_IMG_1686251467581-860x778.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliska Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, ayaa maanta soo xiray agaasimaha guud ee wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya eedeysane Cabdulaahi Maxamed Cali. Taliska Ciiddanka booliiska gobolka Banaadir qoraal ka soobaxay ayaa lagu yiri &#8221; iyada oo la dhowrayo Sareynta Sharciga, Waaran maxkamadeed ku soo xirnay Edeysane Cabdulaahi Maxamed Cali, Agaasimaha Guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":488302,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-488931","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488931","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=488931"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":488961,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488931\/revisions\/488961"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488302"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=488931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=488931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=488931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}