{"id":488866,"date":"2023-06-08T10:15:03","date_gmt":"2023-06-08T07:15:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=488866"},"modified":"2023-06-08T10:19:49","modified_gmt":"2023-06-08T07:19:49","slug":"horjooge-ka-tirsan-maleeshiyada-khawaajirta-al-shabaab-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-nabad-sugida-iyo-sirdoonka-qaranka-magaalada-xuddur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjooge-ka-tirsan-maleeshiyada-khawaajirta-al-shabaab-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-nabad-sugida-iyo-sirdoonka-qaranka-magaalada-xuddur\/","title":{"rendered":"Xubin ka tirsan Khawaajirta oo isku soo dhiibay NISA"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">\u00a0Muqdisho-(SONNA):-Saciid Moogaw Maday oo ka tirsanaa Maleeshiyada Khawaajirta Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee ku sugan magaalada Xuddur, Ninkaan ayaa ah gacan yaraha horjooge Cabdiraxmaan garweyne oo u qaabilsana maleeshiyada gobolka Hiiraan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Dagaalka ka dhanka ah Maleeshiyada Al-shabaab ayaa sababay in ay maleeshiyaad badan\u00a0 oo u dagaalamay Khawaajirta ay isku soo dhiibaan ciidamada xoogga dalka ee doonaya in ay ka sifeyaan maleeshiyada deegaannada faro ku tiriska ah ee ay ku dhumaaliyesanayaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Halkaan Hoose ka dhageeyso\u00a0 Gacan yaraha Horjooge Cabdiraxmaan garweyne oo ka sheekaynaya sababta ku qasabtay in u isku soo dhiibo Ciidanka nabad sugida Qaranka.<\/div>\n<div dir=\"auto\">\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-488866-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Saciid-Moogaw-Magay-Gaduudow-08_4.mp3?_=1\" \/><a href=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Saciid-Moogaw-Magay-Gaduudow-08_4.mp3\">https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Saciid-Moogaw-Magay-Gaduudow-08_4.mp3<\/a><\/audio>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Muqdisho-(SONNA):-Saciid Moogaw Maday oo ka tirsanaa Maleeshiyada Khawaajirta Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee ku sugan magaalada Xuddur, Ninkaan ayaa ah gacan yaraha horjooge Cabdiraxmaan garweyne oo u qaabilsana maleeshiyada gobolka Hiiraan. Dagaalka ka dhanka ah Maleeshiyada Al-shabaab ayaa sababay in ay maleeshiyaad badan\u00a0 oo u dagaalamay Khawaajirta ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":488869,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-488866","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=488866"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":488898,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488866\/revisions\/488898"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488869"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=488866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=488866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=488866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}