{"id":488807,"date":"2023-06-07T11:50:13","date_gmt":"2023-06-07T08:50:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=488807"},"modified":"2023-06-07T15:15:38","modified_gmt":"2023-06-07T12:15:38","slug":"xoghayaha-arrimaha-dibadda-maraykanka-oo-la-kulmay-dhaxal-sugaha-boqortooyadasacuudi-carabiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xoghayaha-arrimaha-dibadda-maraykanka-oo-la-kulmay-dhaxal-sugaha-boqortooyadasacuudi-carabiya\/","title":{"rendered":"Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka oo la kulmay dhaxal-sugaha BoqortooyadaSacuudi Carabiya"},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dalka \u00a0Maraykanka Antony Blinken iyo dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Amiir Maxamed Bin Salmaan ayaa yeeshay wadahadallo la xiriiray dardargalinta xiriirka labada dal ee soo ireenka ah.<\/p>\n<p>Kulanka labada dhinac ayaa looga hadlay xal u heliffa arrimaha ka taagan yemen, horumarinta xiriirka labada dal iyo ka qeybqaadashada xasiloonida iyo amniga gobolka,sida uu ka dhawaajiyay af hayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka Matthew Miller ,kadib kulankaasi.<\/p>\n<p>Waa safarkii labaad ee uu Blinkin ku tago boqortooyada Sacuudiga,waxaana lagu wadaa \u00a0inuu la kulmo madaxda kale ee ugu sareysa Sacuudiga inta lagu guda jiro booqashadiisa saddexda maalmood ah.<\/p>\n<p>Booqashadaan ayaa timid xilli muddo sannado ah ay jireen is afgaranwaa la xiriiray arrimaha xuquuqda aadanaha kuwa khuseeyey Iran iyo amniga gobolka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dalka \u00a0Maraykanka Antony Blinken iyo dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Amiir Maxamed Bin Salmaan ayaa yeeshay wadahadallo la xiriiray dardargalinta xiriirka labada dal ee soo ireenka ah. Kulanka labada dhinac ayaa looga hadlay xal u heliffa arrimaha ka taagan yemen, horumarinta xiriirka labada dal iyo ka qeybqaadashada xasiloonida iyo amniga gobolka,sida uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":488808,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-488807","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488807","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=488807"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488807\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":488828,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488807\/revisions\/488828"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488808"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=488807"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=488807"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=488807"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}