{"id":488780,"date":"2023-06-07T08:35:25","date_gmt":"2023-06-07T05:35:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=488780"},"modified":"2023-06-07T10:30:18","modified_gmt":"2023-06-07T07:30:18","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-jab-culus-gaarsiiyay-khawaarijta-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-jab-culus-gaarsiiyay-khawaarijta-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in 20 ka mid ahaa khawaarijta lagu dilay Shabeellada hoose"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee JFS, Daa&#8217;uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibbada Caalamka ay dileen 20 xubnood oo ka tirsanaa khawaarijta Al-shabaab xilli ay isku abaabulayeen duleedka deegaanka Baladdul Amiin ee Gobalka Shabeellada hoose.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa\u2019id oo ay xarunta Wasaaradda Warfaafinta si wada jir ah ugu qabteen Ergeyga midowga Afrika ee Soomaaliya , Mohamed El-Amine Souef, isagoo intaa ku daray in ay sii socon doonaan howlgallada ka dhanka ah khawaarijta.<\/p>\n<p>Howlgalkan lagu beegsaday maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa dhacay xilli ay kooxdu si qarsoodi ah isugu aruursanayeen beer ku taalla duleedka deegaanka Baladudul Amiin ee gobolka Shabeellada hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee JFS, Daa&#8217;uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibbada Caalamka ay dileen 20 xubnood oo ka tirsanaa khawaarijta Al-shabaab xilli ay isku abaabulayeen duleedka deegaanka Baladdul Amiin ee Gobalka Shabeellada hoose. Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa\u2019id oo ay xarunta Wasaaradda Warfaafinta si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":488797,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-488780","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488780","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=488780"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488780\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":488794,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488780\/revisions\/488794"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488797"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=488780"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=488780"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=488780"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}