{"id":488722,"date":"2023-06-06T13:23:31","date_gmt":"2023-06-06T10:23:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=488722"},"modified":"2023-06-06T13:36:02","modified_gmt":"2023-06-06T10:36:02","slug":"taliye-ku-xigeenka-booliska-soomaaliyeed-oo-soo-dhaweeyay-ciidan-boolis-ah-oo-tababar-kusoo-qaatay-dalka-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliska-soomaaliyeed-oo-soo-dhaweeyay-ciidan-boolis-ah-oo-tababar-kusoo-qaatay-dalka-jabuuti\/","title":{"rendered":"Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay ciidan Boolis ah oo tababar kusoo qaatay Dalka Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal, \u00a0Cismaan Cabdullaahi Maxamed &#8220;Kaniif&#8221;ayaa soo dhoweeyay dufcaddii 18-aad ee Ciidanka Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed oo tababar kusoo qaatay taliska Ciidanka Talyaaniga ee dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>Taliyaha oo ka hadlayay munaasabad soo dhoweyn kooban loogu sameeyay ciidanka gudaha garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ayaa Ciidanka faray in ay u gutaan waajibaadka saaran si hufan, isagoo ku ammaanay dulqaadkii ay muujiyeen muddadii uu tababarka u socday.<\/p>\n<p>Safiirka Talyaaniga u jooga Soomaaliya, Roberto Vicchi ayaa sheegay in Dowladdiisu ay ka shaqeyneyso horumarinta xiriirka labada dal iyo tababaridda ciidamada Soomaaliyeed, iyadoo la fulinayo codsiga madaxweynaha JFS, Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa in ay dowladda Talyaaniga ka taageerto dhismaha Ciidamada, ka dib kulan uu kalhore kula yeeshay magaalada Rome Madaxda sare ee dalka Talyaaniga.<\/p>\n<p>DFS oo kaashaneysa\u00a0 dalalka ay saaxiibbada dhow yihiin ayaa si joogto ah ugu howlan tababarrada noocyada kala duwan ee ciidanka Soomaaliya, gaar ahaan xagga xirfadda iyo aqoonta dhinaca maamulka si loo sii horumariyo nabadgelyada iyo xasilinta amniga guud ee dalkeenna Soomaaliya<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-488727 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye2.jpg\" alt=\"\" width=\"1020\" height=\"765\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye2.jpg 1020w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye2-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye2-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye2-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1020px) 100vw, 1020px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-488726\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye3-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye3-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye3-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye3-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye3.jpg 1020w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-488725\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye4-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye4-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye4-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye4-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye4.jpg 1020w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-488724\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye5-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye5-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye5-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye5-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye5.jpg 1020w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-488723\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye6-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye6-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye6-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye6-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Taliye6.jpg 1020w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal, \u00a0Cismaan Cabdullaahi Maxamed &#8220;Kaniif&#8221;ayaa soo dhoweeyay dufcaddii 18-aad ee Ciidanka Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed oo tababar kusoo qaatay taliska Ciidanka Talyaaniga ee dalka Jabuuti. Taliyaha oo ka hadlayay munaasabad soo dhoweyn kooban loogu sameeyay ciidanka gudaha garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ayaa Ciidanka faray in ay u gutaan waajibaadka saaran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":488735,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-488722","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488722","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=488722"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488722\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":488737,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488722\/revisions\/488737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=488722"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=488722"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=488722"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}