{"id":488652,"date":"2023-06-05T19:41:40","date_gmt":"2023-06-05T16:41:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=488652"},"modified":"2023-06-05T20:15:54","modified_gmt":"2023-06-05T17:15:54","slug":"raiisal-wasaare-xamse-oo-guddoomiyey-kulanka-guddi-hoosaadka-wasiiradda-ee-tiirka-caddaaladda-iyo-garsoorka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaare-xamse-oo-guddoomiyey-kulanka-guddi-hoosaadka-wasiiradda-ee-tiirka-caddaaladda-iyo-garsoorka\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisal wasaare Xamse oo guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka wasiirada ee tiirka Caddaaladda iyo Garsoorka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ra&#8217;iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka golaha Wasiiradda ee tiirka Caddaaladda iyo Garsoor Madax-bannaan.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa warbixinno looga dhageystay hay\u2019adaha ka wada tirsan tiirka Caddaaladda oo soo bandhigay howlaha ka fulay ajandayashi horutabinta u lahaa tiirka iyo howlaha hadda horyaala.<\/p>\n<p>Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka ayaa soo bandhigtay sharciga caddaaladda da&#8217;yarta Soomaaliyeed oo muhiim u ah dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddi hoosaadka ku adkeeyey fulinta qorshaha Xukuumadda #DanQaran ee la xiriira kor u qaadidda hannaanka Caddaaladda dalka iyo in deegaannadii dhowaan cadowga laga saaray laga hirgeliyo adeeg garsoor oo bulshada kala haga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ra&#8217;iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka golaha Wasiiradda ee tiirka Caddaaladda iyo Garsoor Madax-bannaan. Kulanka ayaa warbixinno looga dhageystay hay\u2019adaha ka wada tirsan tiirka Caddaaladda oo soo bandhigay howlaha ka fulay ajandayashi horutabinta u lahaa tiirka iyo howlaha hadda horyaala. Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":488653,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-488652","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488652","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=488652"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488652\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":488659,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488652\/revisions\/488659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488653"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=488652"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=488652"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=488652"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}