{"id":488649,"date":"2023-06-05T19:38:36","date_gmt":"2023-06-05T16:38:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=488649"},"modified":"2023-06-05T20:14:27","modified_gmt":"2023-06-05T17:14:27","slug":"488649-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/488649-2\/","title":{"rendered":"Wasiirka warfaafinta oo qaabilay danjiraha Ethiopia ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Federaalka Ethiopia u fadhiya Soomaaliya mudane Mukhtaar Maxamed Waare.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo Danjiraha ayaa kulankooda uga wadahadley xoojinta iyo Iskaashiga la dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii adkeyn lahaa.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta , Mudane Daud Aweis ayaa Danjiraha uga waramey xaaladda Soomaaliya iyo dhinacyada ay labada dal iska kaashan karaan mustaqbalka dhow.<\/p>\n<p>Danjire Mukhtaar Maxamed Waare ayaa dhankiisa xusay in Ethiopia ay ku bogaadineyso Soomaaliya horumarka ay ka sameyneyso dhinacyada amniga, xasilinta, siyaasadda iyo dib u heshiisiinta. Waxaa uu intaa ku darey in xaaladda ka jirta Soomaaliya waqti xaadirkan ay dhiirigelineyso in labada dal ee deriska ah ay xoogga saaraan iskaashiga dhinaca horumarinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Federaalka Ethiopia u fadhiya Soomaaliya mudane Mukhtaar Maxamed Waare. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa kulankooda uga wadahadley xoojinta iyo Iskaashiga la dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii adkeyn lahaa. Wasiirka Warfaafinta , Mudane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":488650,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-488649","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488649","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=488649"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488649\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":488658,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488649\/revisions\/488658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488650"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=488649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=488649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=488649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}