{"id":488644,"date":"2023-06-05T18:42:08","date_gmt":"2023-06-05T15:42:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=488644"},"modified":"2023-06-05T19:05:24","modified_gmt":"2023-06-05T16:05:24","slug":"wasiirka-maaliyadda-soomaaliya-oo-shir-muhiim-ah-la-yeeshay-madaxda-bangiyada-ka-hawlgala-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-soomaaliya-oo-shir-muhiim-ah-la-yeeshay-madaxda-bangiyada-ka-hawlgala-dalka\/","title":{"rendered":"Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo shir muhiim ah la yeeshay madaxda Bangiyada ka hawlgala dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka maaliyadda dowladda FS Dr. Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay xarunta wasaaradda Maaliyadda madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay ee dalka ka hawlgala dalka.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diirada lagu saaray arrimaha horumarinta dhaqaalaha dalka, sare u qaadista dakhliga gudaha, hannaanka maaliyadda Soomaaliya\u00a0 iyo hab-raacyada loo dajiyey Bangiyada si looga hortago lacagaha sharci darada la isugu gudbiyo.<\/p>\n<p>Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa shirka ka sheegay in ganacsatada iyo Bangiyada Soomaaliyeed ay lafdhabar u yihiin horumarinta dhaqaalaha dalka iyo sare u qaadida dakhliga gudaha, ayna soo shaqeeyeen waqti adag.<\/p>\n<p>Waxa ugu dambeyn, wasaaradda maaliyadda iyo Madaxda Bangiyada isku afgarteen in la xoojiyo ka hortaga lacagaha aan marin habraacyada dirista iyo kala qaadashada, iyadoo si gaar ah loo hubinayo hannaanka lacag ka wareejinta Bangiyada iyo Xawaalahada dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-488645\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/W2A7824-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"882\" height=\"588\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/W2A7824-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/W2A7824-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/W2A7824-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/W2A7824-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/W2A7824-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/W2A7824-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/W2A7824-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/W2A7824-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/W2A7824-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 882px) 100vw, 882px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka maaliyadda dowladda FS Dr. Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay xarunta wasaaradda Maaliyadda madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay ee dalka ka hawlgala dalka. Kulanka ayaa diirada lagu saaray arrimaha horumarinta dhaqaalaha dalka, sare u qaadista dakhliga gudaha, hannaanka maaliyadda Soomaaliya\u00a0 iyo hab-raacyada loo dajiyey Bangiyada si looga hortago [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":488648,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-488644","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488644","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=488644"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488644\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":488646,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488644\/revisions\/488646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488648"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=488644"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=488644"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=488644"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}