{"id":488308,"date":"2023-06-02T17:12:48","date_gmt":"2023-06-02T14:12:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=488308"},"modified":"2023-06-02T17:18:06","modified_gmt":"2023-06-02T14:18:06","slug":"maxay-ka-ganacsatada-soomaaliyeed-ka-faaiidi-doonaan-ka-mid-noqoshada-suuqa-bariga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxay-ka-ganacsatada-soomaaliyeed-ka-faaiidi-doonaan-ka-mid-noqoshada-suuqa-bariga-afrika\/","title":{"rendered":"Maxay ka Faa&#8217;iidi Doonaan ka mid Noqoshada Suuqa Bariga Afrika Ganacsatada Soomaaliyeed ?"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho-(SONNA):-Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyay khudbadda Salaadda Jumcaha ayaa soo dhaweeyay go\u2019aankii taariikhiga ahaa ee Madaxda Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) ay ku aqbalaeen codsigii Soomaaliya ee ka mid noqoshada Suuqa bariga Afrika.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">\u201cWaxaan rabaa in aan dadka Soomaaliyeed u sheego waa la aqbalay codsigeenni ka mid noqoshada Suuqa bariga Afrika\u201d.<\/div>\n<div dir=\"auto\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo dul istaagay faa\u2019iidooyinka dhaqan-dhaqaale, amni iyo siyaasadeed ee dalkeennu uu ka dhaxlayo ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa sheegay in haataan ay dowladdu bilowday wada-xaajoodyada danwadaagga labada dhinac iyo qeybaha la iska kaashanayo, si uu isugu dheelli-tirnaado wax-wadaqabsigu.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Halkaan Hoose Ka Daawo Khudbadda Salaadda Jumcaha oo u madaxweynaha uga hadalay\u00a0 go&#8217;aankii taariikhiga ahaa ee Madaxda Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC)\u00a0 ay ku aqbaleen Codsigii ay ku dooneysay Soomaaliya\u00a0 ka mid noqoshada Suuqa Bariga Afrika iyo Faa&#8217;iidooyinka ay ka dhaxli karaan Ganacsatada.<\/div>\n<div dir=\"auto\">\n<div style=\"width: 1170px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-488308-1\" width=\"1170\" height=\"658\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/350927676_186815453975411_5838088229773512291_n-1.mp4?_=1\" \/><a href=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/350927676_186815453975411_5838088229773512291_n-1.mp4\">https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/350927676_186815453975411_5838088229773512291_n-1.mp4<\/a><\/video><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA):-Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyay khudbadda Salaadda Jumcaha ayaa soo dhaweeyay go\u2019aankii taariikhiga ahaa ee Madaxda Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) ay ku aqbalaeen codsigii Soomaaliya ee ka mid noqoshada Suuqa bariga Afrika. \u201cWaxaan rabaa in aan dadka Soomaaliyeed u sheego waa la aqbalay codsigeenni ka mid noqoshada Suuqa bariga Afrika\u201d. Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":488310,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-488308","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488308","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=488308"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488308\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":488314,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488308\/revisions\/488314"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=488308"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=488308"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=488308"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}