{"id":488301,"date":"2023-06-02T14:58:33","date_gmt":"2023-06-02T11:58:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=488301"},"modified":"2023-06-02T15:01:34","modified_gmt":"2023-06-02T12:01:34","slug":"ciidanka-xoogga-oo-weerar-qorsheysan-ku-dilay-dhowr-qof-oo-khawaarij-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-weerar-qorsheysan-ku-dilay-dhowr-qof-oo-khawaarij-ah\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo weerar qorsheysan ku dilay dhowr qof oo  khawaarij ah"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Kumandoosta Danab oo kaashanaya saaxiibadda caalamiga ah ayaa weerar qorsheysa la beegsaday kooxda Khawaarijta Alshabaab oo ku sugnaa duleedka magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Howlgalkaasi oo ka dhacay deegaan 60-Km koofurgalbeed kaga beeegan Kismaayo , waxaa lagu dilay Saddex xubnood oo ka tirsan Khawaarijta.<\/p>\n<p>Howlgalkaan ayaa sidoo kale lagu jabiyay cadowga khawaarijta oo halkaasi ku maleegaayay waxyeeleynta Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wixii faahfaahin ah dib ayaan ka soo sheegi doonaa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Kumandoosta Danab oo kaashanaya saaxiibadda caalamiga ah ayaa weerar qorsheysa la beegsaday kooxda Khawaarijta Alshabaab oo ku sugnaa duleedka magaalada Kismaayo. Howlgalkaasi oo ka dhacay deegaan 60-Km koofurgalbeed kaga beeegan Kismaayo , waxaa lagu dilay Saddex xubnood oo ka tirsan Khawaarijta. Howlgalkaan ayaa sidoo kale lagu jabiyay cadowga khawaarijta oo halkaasi ku maleegaayay waxyeeleynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":488302,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-488301","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488301","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=488301"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488301\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":488307,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488301\/revisions\/488307"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488302"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=488301"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=488301"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=488301"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}