{"id":488287,"date":"2023-06-02T11:04:32","date_gmt":"2023-06-02T08:04:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=488287"},"modified":"2023-06-02T11:19:08","modified_gmt":"2023-06-02T08:19:08","slug":"r-wasaare-xamsa-ku-baaqay-in-la-dardargaliyo-howlaha-ku-aadan-la-dagaalanka-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-xamsa-ku-baaqay-in-la-dardargaliyo-howlaha-ku-aadan-la-dagaalanka-khawaarijta\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Xamsa ku baaqay in la  dardargaliyo howlaha ku aadan la dagaalanka khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Somaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ku baaqay in la\u00a0 dardargaliyo howlaha ku aadan la dagaalanka kooxaha khawaarijta ee weli ku sugan deegaanno kamid ah dalka.<\/p>\n<p>R\/wasaaraha ayaa xusay in amnigu uu yahay ajeende qaran oo u baahan in dowladda iyo shacabku ay iska kaashadaan \u00a0ciribtirka iyo ka hortagga kooxaha khawaarijta.<\/p>\n<p>Mudane Xamsa,waxa uu ka dhawaajiyay \u00a0Xukuumaddu ay bilaabi doonto wajiga labaad ee dib u xoreynta goobaha Khawaariijtu kaga sugan yihiin gudaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Somaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ,waxa uu faray golaha wasiirada in ay la yimaadaan qorshe cad,isla markaana wasiiraddu ay hogggaan u noqdaan oo ay tagaan furimaha dagaalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Somaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ku baaqay in la\u00a0 dardargaliyo howlaha ku aadan la dagaalanka kooxaha khawaarijta ee weli ku sugan deegaanno kamid ah dalka. R\/wasaaraha ayaa xusay in amnigu uu yahay ajeende qaran oo u baahan in dowladda iyo shacabku ay iska kaashadaan \u00a0ciribtirka iyo ka hortagga kooxaha khawaarijta. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":488288,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-488287","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488287","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=488287"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488287\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":488292,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488287\/revisions\/488292"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488288"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=488287"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=488287"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=488287"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}