{"id":488045,"date":"2023-05-30T13:23:20","date_gmt":"2023-05-30T10:23:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=488045"},"modified":"2023-05-30T13:39:34","modified_gmt":"2023-05-30T10:39:34","slug":"duqa-muqdisho-moo-dhagax-dhigay-waddo-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-moo-dhagax-dhigay-waddo-cusub\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddo cusub"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay Waddo dhexmarta Degmada Dayniile gaar ahaan waaxda Oodweyne oo ay dhismaheeda iska kaa shanayaan Bulshada deegaanka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Dhagax dhigaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), Guddoomiyaha Degmada Dayniile iyo qeybaha bulshada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Degmada Dayniile Cabdi Shakuur Abuukar Rooble ayaa tilmaamay in dhismaha wadadaan ay muhiim u tahay isku socodka degmada islamarkaana ay baahi weyn u qabaan shacabka ku dhaqan Waaxda Oodweyne ee Degmada Dayniile.<\/p>\n<p>Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa dhankiisa sheegay in dhismaha wadadaan ay qeyb ka noqon doonto howlaha isku tashiga ah ee lagu dhisaayo wadooyinka Caasimadda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa soo dhaweeyay in bulshada ay Maamulka kala qeyb-qaataan ka shaqeynta horumarka iyo dib-u-dhiska, asigoona sheegay in shirkad kasta oo ka shaqeysa dhismaha Wadooyinka lagula xisaabtami doona tayada dhismaha islamarkaana aan la dhisi karin waddo uusan ogeyn Maamulka Gobolka Bananadir.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-488049 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"742\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax2-300x232.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax2-768x594.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax2-860x665.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-488048 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-488047 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax4.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax4.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax4-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax4-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax4-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax4-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax4-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-488046 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax6.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax6.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax6-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax6-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax6-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax6-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax6-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax6-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Dhagax6-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay Waddo dhexmarta Degmada Dayniile gaar ahaan waaxda Oodweyne oo ay dhismaheeda iska kaa shanayaan Bulshada deegaanka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Dhagax dhigaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":488050,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-488045","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488045","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=488045"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":488062,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488045\/revisions\/488062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=488045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=488045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=488045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}