{"id":488029,"date":"2023-05-30T09:43:16","date_gmt":"2023-05-30T06:43:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=488029"},"modified":"2023-05-30T09:43:16","modified_gmt":"2023-05-30T06:43:16","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-ka-qayb-galay-caleema-saarka-madaxweynaha-la-doortay-ee-nigeria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-ka-qayb-galay-caleema-saarka-madaxweynaha-la-doortay-ee-nigeria\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qayb galay caleema saarka Madaxweynaha la doortay ee Nigeria"},"content":{"rendered":"<p>Abuja-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaamac ayaa ka qeyb galay caleema saarka Madaxweynaha la doortay ee Nigeria, Bola Tinubu.<\/p>\n<p>Mudane Saalax ayaa yiri: \u201cDawladnimada Nigeria waxay soo martay waddo dheer, dhinacyada dimuqraadiyadda iyo federaalaynta, Inkasta oo aynu wax badan ku kala duwannahay, haddana wax badan ayaan ka baran karnaa waayo-aragnimada Nigeria sida, Federaalaynta Maaliyadda, Federaalaynta Garsoorka iyo dhinaca amnigaba.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abuja-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaamac ayaa ka qeyb galay caleema saarka Madaxweynaha la doortay ee Nigeria, Bola Tinubu. Mudane Saalax ayaa yiri: \u201cDawladnimada Nigeria waxay soo martay waddo dheer, dhinacyada dimuqraadiyadda iyo federaalaynta, Inkasta oo aynu wax badan ku kala duwannahay, haddana wax badan ayaan ka baran karnaa waayo-aragnimada Nigeria sida, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":488030,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-488029","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=488029"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":488031,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/488029\/revisions\/488031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488030"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=488029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=488029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=488029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}