{"id":487981,"date":"2023-05-29T21:41:19","date_gmt":"2023-05-29T18:41:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=487981"},"modified":"2023-05-29T21:41:19","modified_gmt":"2023-05-29T18:41:19","slug":"soomaaliya-oo-xubin-ka-noqotay-ururka-cllmi-baarista-beeraha-bariga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-xubin-ka-noqotay-ururka-cllmi-baarista-beeraha-bariga-afrika\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo xubin ka noqotay ururka cllmi-baarista beeraha bariga Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Kampala (SONNA): Wasiirka wsaaradda Beeraha iyo waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Madoobe Nuunow ayaa ka qaybgaley shirkii 2-aad ee wasiirada Beeraha ee ururka xoojinta cilmi-baarista Beeraha ee Bariga iyo bartamaha Afrika (ASARECA) kaas oo lagu qabtey magaalada Kampla ee dalka Uganda, islamarkaana hal-ku-dhigiisu ahaa \u201c dhisidda nidaamyo cunto oo adkaysi leh si loo quudiyo Afrika jiilaalka soo socda\u201d.<\/p>\n<p>Intii lagu guda jirey shirka, Soomaaliya waxaa rasmi ah loogu ogolaadey inay ka mid noqoto ururka (ASARECA) kaas oo ka kooboan 15-dal oo kala ah: Burundi, Cameroon, Central African Republic, Democratic Republic of Congo, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Madagascar, Republic of the Congo, Rwanda, Somalia, South Sudan, Sudan, Tanzania iyo Uganda.<\/p>\n<p>Ururkaan waxaa la aasaasey 1994, iyadoo ay hormuud ka ahaayeen wakiillada ururada Qaran ee cilmi-baarista Beeraha 10 dal, waxaana ku biirista (ASARECA), Soomaaliya\u00a0 ka faa\u2019idi doonta.<\/p>\n<p>\u2022Xoojinta awoodda hay\u2019adaha cilmi-baarista Qaran si loo horumariyo beeraha.<\/p>\n<p>\u2022Sare-u-qaadida ilaalinta khayraadka dabiiciga iyo dhaqan gelinta habab wax-soosaar beereed ee hormarsan<\/p>\n<p>\u2022Helidda dhaqaalaha gobol ahaan oo loo soo ururiyey si loo hirgeliyo cilmi-baarista beeraha, tababarada, adeeyada fidinta iyo waxbarashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kampala (SONNA): Wasiirka wsaaradda Beeraha iyo waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Madoobe Nuunow ayaa ka qaybgaley shirkii 2-aad ee wasiirada Beeraha ee ururka xoojinta cilmi-baarista Beeraha ee Bariga iyo bartamaha Afrika (ASARECA) kaas oo lagu qabtey magaalada Kampla ee dalka Uganda, islamarkaana hal-ku-dhigiisu ahaa \u201c dhisidda nidaamyo cunto oo adkaysi leh si loo quudiyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":487982,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-487981","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487981","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=487981"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":487984,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487981\/revisions\/487984"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487982"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=487981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=487981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=487981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}