{"id":487940,"date":"2023-05-29T11:54:40","date_gmt":"2023-05-29T08:54:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=487940"},"modified":"2023-05-29T13:11:52","modified_gmt":"2023-05-29T10:11:52","slug":"madaxweynihii-hore-farmaajo-oo-soo-dhoweeyay-goaanadii-ka-soo-baxay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynihii-hore-farmaajo-oo-soo-dhoweeyay-goaanadii-ka-soo-baxay-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/","title":{"rendered":"Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Farmaajo oo soo dhoweeyay go&#8217;aanadii ka soo baxay shirka golaha Wadatashiga Qaranka"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho(SONNA):-Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay go&#8217;aanadii ka soo baxay shirka golaha Wadatashiga Qaranka ee ahaa in dalku aado doorasho qof iyo cod ah.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8220;Waxaan soo dhoweynaynaa mabaadiida guud ee lifaaqa heshiiska hoggaamiyeyaasha Golaha Wadatashiga Qaranka ay gaareen 27\/5\/2023, gaar ahaan arrimaha khuseeya doorashooyinka heer degmo, dowlad goboleed iyo heer federaal oo ay shacabku si toos ah u dooranayaan wakiilladooda, taas oo ah himilo muddo dheer shacabka Soomaaliyeed ay sugayeen in ay mar kale arkaan madax iyo wakiillo ay codkooda ku doorteen, oo ku salaysan nidaamka xisbiyada badan&#8221; Ayuu yiri madaxweyne hore Maxamad Cabdullaahi Farmaajo.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-487941\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FARMAJOO8888-300x300.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FARMAJOO8888-300x300.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FARMAJOO8888-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FARMAJOO8888-768x768.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FARMAJOO8888-860x860.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FARMAJOO8888.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay go&#8217;aanadii ka soo baxay shirka golaha Wadatashiga Qaranka ee ahaa in dalku aado doorasho qof iyo cod ah. &#8220;Waxaan soo dhoweynaynaa mabaadiida guud ee lifaaqa heshiiska hoggaamiyeyaasha Golaha Wadatashiga Qaranka ay gaareen 27\/5\/2023, gaar ahaan arrimaha khuseeya doorashooyinka heer degmo, dowlad goboleed iyo heer federaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":487942,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-487940","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=487940"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":487953,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487940\/revisions\/487953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487942"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=487940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=487940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=487940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}