{"id":487926,"date":"2023-05-29T11:10:00","date_gmt":"2023-05-29T08:10:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=487926"},"modified":"2023-05-29T11:37:07","modified_gmt":"2023-05-29T08:37:07","slug":"ciidanka-xoogga-oo-howlgal-qorsheysan-ku-soo-qabtay-horjoogayaal-ka-tirsan-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-howlgal-qorsheysan-ku-soo-qabtay-horjoogayaal-ka-tirsan-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ku soo qabtay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Kadib howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku guda jira baacsiga Khawaarijta firxadka ah ayaa lagu soo qabtay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta Al-Shabab, iyagoo maleeshiyaadkii la socdayna goobtaasi lagu laayay.<\/p>\n<p>Cutubyo ka tirsan qeybta 26-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka wada inta u dhexeysa Galcad iyo Massagawaa ee gobolka Galgaduud\u00a0 ayaa xalay saq dhexe hawlgal ay ka fuliyeen deegaanka lagu magacaabo, (Baraakta Sheeikh Caamir) waxaa ay ku soo qabteen\u00a0 Muqtaar Maxamad Maxamuud, magaca afgarashadiisuna tahay\u00a0 Aw Maxamuud, oo ahaa horjoogihii\u00a0 sirdoonka Gobolka Galgaduud ugu qaabilsanaa Khawaarijta iyo Caseyr Maxamad Maxamuud (Ayatullah) oo isna u qaabilsanaa Khawaarijta lacagta baadda ah oo\u00a0 ay ka qaadaan shacabka.<\/p>\n<p>Cismaan Cabdullaahi oo ka tirsan guutadii fulisay howlgalkaasi ayaa Wakaaladda Wararka SONNA u xaqiijiyay in ilaadadii la socotay horjoogayaashaasi\u00a0 ilaa 8 xubnood oo kamid ah goobtaasi lagu dilay, xili ay ku guda jireen dhibaataynta shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ciidamada howlgalkaasi sameeyey ayaa ka soo bilaabay Gobolka Shabeelada Dhexe, iyagoo ku tagay safar dhanka dhulka ah ilaa Gobolka Galgaduud deegaannada Galcad,Massaggawaa iyo Cowsweyne, halkaasi oo xalay hawlgalkaasi lagu soo qabtay horjoogayaasha Khawaarijta.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamada ayaa ka codsaday shacabka in ay kala shaqeeyaan xogaha ku saabsan Khawaarijta, si guud ahaan looga xoreeyeyo deegaannada ay shacabka ku dhibaataynayaan,iyagoo si gaar ah dhalinyarada ugu baaqay in kaalintooda ay ka qaataan dagaalka lagula jiro cadowga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-487927 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/sawirrr.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/sawirrr.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/sawirrr-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/sawirrr-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/sawirrr-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/sawirrr-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/sawirrr-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/sawirrr-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/sawirrr-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-487928 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/WhatsApp-Image-2023-05-29-at-11.01.22-AM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/WhatsApp-Image-2023-05-29-at-11.01.22-AM.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/WhatsApp-Image-2023-05-29-at-11.01.22-AM-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/WhatsApp-Image-2023-05-29-at-11.01.22-AM-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/WhatsApp-Image-2023-05-29-at-11.01.22-AM-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/WhatsApp-Image-2023-05-29-at-11.01.22-AM-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/WhatsApp-Image-2023-05-29-at-11.01.22-AM-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/WhatsApp-Image-2023-05-29-at-11.01.22-AM-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/WhatsApp-Image-2023-05-29-at-11.01.22-AM-860x573.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Kadib howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku guda jira baacsiga Khawaarijta firxadka ah ayaa lagu soo qabtay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta Al-Shabab, iyagoo maleeshiyaadkii la socdayna goobtaasi lagu laayay. Cutubyo ka tirsan qeybta 26-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka wada inta u dhexeysa Galcad iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":487939,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-487926","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487926","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=487926"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487926\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":487936,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487926\/revisions\/487936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=487926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=487926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=487926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}