{"id":487874,"date":"2023-05-28T17:58:38","date_gmt":"2023-05-28T14:58:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=487874"},"modified":"2023-05-28T17:58:38","modified_gmt":"2023-05-28T14:58:38","slug":"lataliyihii-horjoogaha-guud-ee-khawaarijta-oo-soo-galay-gacanta-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/lataliyihii-horjoogaha-guud-ee-khawaarijta-oo-soo-galay-gacanta-dowladda\/","title":{"rendered":"Lataliyihii\u00a0 horjoogaha guud ee khawaarijta oo soo galay gacanta dowladda"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed NISA ayaa shaacisay in gacanta dowladda uu soo galay xubin sare oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-shabaab kaas oo xilal kala duwan ka soo qabtay muddo 16 sano ah oo uu ka mid ahaa kooxda.<\/p>\n<p>Horjooge Cabdiraxmaan Macalin Axmed balse Al-shabaab dhexdooda looga yaqaano, Abuu-Saacid ama Shariif, Xilalka uu Khawaarijta Al-Shabaab ka soo qabtay waxa kamid ahaa qaaddiga Maxkamad beenaadka Gobolka Banaadir, qaadiga guud ee Khawaarijta Al-Shabaab iyo Lataliyihii horjoogihii la khaarijiyay ee Axmed Godane. Madaxii Zakawaadka Gobolka Sh\/Hoose iyo kuxigeenka madaxii guud ee Zakawadka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn horjooge Cabdiraxmaan Macalin Axmed Abuu Saacid waxa uu soo galay gacanta dowladda, waxaana uu isku soo dhiibay Hay\u2019adda NISA.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230528_175623_989.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed NISA ayaa shaacisay in gacanta dowladda uu soo galay xubin sare oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-shabaab kaas oo xilal kala duwan ka soo qabtay muddo 16 sano ah oo uu ka mid ahaa kooxda. Horjooge Cabdiraxmaan Macalin Axmed balse Al-shabaab dhexdooda looga yaqaano, Abuu-Saacid ama Shariif, Xilalka uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":487875,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[927],"class_list":{"0":"post-487874","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-lataliyihii-horjoogaha-guud-ee-khawaarijta-oo-soo-galay-gacanta-dowladda"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487874","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=487874"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":487876,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487874\/revisions\/487876"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487875"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=487874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=487874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=487874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}