{"id":487757,"date":"2023-05-27T18:35:14","date_gmt":"2023-05-27T15:35:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=487757"},"modified":"2023-05-27T18:35:14","modified_gmt":"2023-05-27T15:35:14","slug":"golaha-aqalka-sare-ee-bjfs-oo-xubin-ku-yeeshay-baarlamaanka-pan-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-aqalka-sare-ee-bjfs-oo-xubin-ku-yeeshay-baarlamaanka-pan-afrika\/","title":{"rendered":"Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo xubin ku yeeshay Baarlamaanka Pan-Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Baarlamaanka Pan-Afrika oo la aas aasay 2004-tii, ayaa waxaa ku mideysan 54 dal oo midkiiba uu shan xubin oo iskugu jira labada aqal ee baarlamaanada wadan kasta u soo diro.<\/p>\n<p>Sanatar Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo matalaya Aqalka Aare ayaa markii ugu horraysay xubin ka noqday Baarlamaanka Pan-Afrika oo xilkaasna si rasmi ah loogu dhaariyay.<\/p>\n<p>Sanatar Samatar ayaa markii la dhaariyay kadib warbaahinta uga warbixiyay wax yaabihii looga hadlay kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka lixaad ee Pan-Afrika maadaama uu ka mid ahaa mudanayaashii ka qeyb qaatay doodihii iyo ajandayaashii looga dooday.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230527_183408_274.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Baarlamaanka Pan-Afrika oo la aas aasay 2004-tii, ayaa waxaa ku mideysan 54 dal oo midkiiba uu shan xubin oo iskugu jira labada aqal ee baarlamaanada wadan kasta u soo diro. Sanatar Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo matalaya Aqalka Aare ayaa markii ugu horraysay xubin ka noqday Baarlamaanka Pan-Afrika oo xilkaasna si rasmi ah loogu dhaariyay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":487758,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[921],"class_list":{"0":"post-487757","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-golaha-aqalka-sare-ee-bjfs-oo-xubin-ku-yeeshay-baarlamaanka-pan-afrika"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=487757"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":487759,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487757\/revisions\/487759"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=487757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=487757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=487757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}