{"id":487708,"date":"2023-05-27T12:12:37","date_gmt":"2023-05-27T09:12:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=487708"},"modified":"2023-05-27T13:51:35","modified_gmt":"2023-05-27T10:51:35","slug":"wasiiru-dowlahii-hore-ee-wasaaradda-amniga-gudaha-oo-sheegay-uu-khilaaf-soo-wajahay-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlahii-hore-ee-wasaaradda-amniga-gudaha-oo-sheegay-uu-khilaaf-soo-wajahay-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Wasiiru dowlahii hore Amniga oo ka hadlay khilaafka soo kala dhaxgalay khawaarijta\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru-dawlihii hore ee Wasaaradda amniga gudaha XFS oo ka hadlay khilaafaadka ka dhex taagan horjoogayaasha kooxaha argagixisada Soomaalida iyo\u00a0 Ajaanibta ka wada tirsan khawaraarijta Al-shabaab ayaa sheegay in ay sabab u tahay guul darrooyin is xig-xiga ay kala kulmeen ciidanka Xoogga Dalka kaas oo sababay in ay kala shakiyaan.<\/p>\n<p>Mudane Farxaan Cali\u00a0 Axmad oo u warramay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in khilaafaadka ka dhex oogan khawaarijta uu yimid ka dib Markii ay ku jabeen howlgallada iyo ugaarsiga ay ku hayaan ciidamada dawladda\u00a0 Sooamaliya.<\/p>\n<p>Wasiiru dowlihii hore ayaa\u00a0 bogaadiyay istaraatiijiyadda dagaal ee ay dowladda u dejisay gulufka ka dhanka ah khaawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru-dawlihii hore ee Wasaaradda amniga gudaha XFS oo ka hadlay khilaafaadka ka dhex taagan horjoogayaasha kooxaha argagixisada Soomaalida iyo\u00a0 Ajaanibta ka wada tirsan khawaraarijta Al-shabaab ayaa sheegay in ay sabab u tahay guul darrooyin is xig-xiga ay kala kulmeen ciidanka Xoogga Dalka kaas oo sababay in ay kala shakiyaan. Mudane Farxaan Cali\u00a0 Axmad oo u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":487711,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-487708","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487708","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=487708"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487708\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":487728,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487708\/revisions\/487728"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487711"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=487708"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=487708"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=487708"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}