{"id":487684,"date":"2023-05-27T09:59:49","date_gmt":"2023-05-27T06:59:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=487684"},"modified":"2023-05-27T10:42:46","modified_gmt":"2023-05-27T07:42:46","slug":"imtixaanka-dugsiyadda-sare-oo-saaka-dalka-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/imtixaanka-dugsiyadda-sare-oo-saaka-dalka-ka-furmay\/","title":{"rendered":"Imtixaanka Dugsiyadda sare oo saaka dalka ka furmay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-ku-simaha Ra&#8217;iisul wasaaraha ahna Ra&#8221;iisul wasaare ku-xigeenka XFS ayaa saaka daahfuray Imtixaanka Dugsiyadda sare ee fasalka 12-aad, kaas oo lagu gelayo 114 goobood oo ka kala tirsan gobollada iyo degmooyinka dalka.<\/p>\n<p>Imtixaankan ayaa sanadkan waxa u fariisanaya Arday tiradooda gaarayso 33,700 oo ku ka kala sugan gobolada iyo degmooyinka dalka,sida uu xaqiijiyey Wasiirka Waxbarashadda Faarax Sheekh Cabdiqaadir.<\/p>\n<p>Wasiir Faarax ayaa sheegay in baaris lagu sameeyey cabashooyin ka yimid Arday Soomaaliyeed,natiijada kasoo baxday na noqotay in Ardaydii xaqa u lahaa gelayaan Imtixaanka.<\/p>\n<p>Haya&#8217;addaha Amaanka oo uu ugu horeeyo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka shaqaynaya sugida Amniga goobaha lagu gelayo Imtixaanka shahaadiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-ku-simaha Ra&#8217;iisul wasaaraha ahna Ra&#8221;iisul wasaare ku-xigeenka XFS ayaa saaka daahfuray Imtixaanka Dugsiyadda sare ee fasalka 12-aad, kaas oo lagu gelayo 114 goobood oo ka kala tirsan gobollada iyo degmooyinka dalka. Imtixaankan ayaa sanadkan waxa u fariisanaya Arday tiradooda gaarayso 33,700 oo ku ka kala sugan gobolada iyo degmooyinka dalka,sida uu xaqiijiyey Wasiirka Waxbarashadda Faarax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":487687,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-487684","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487684","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=487684"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487684\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":487690,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487684\/revisions\/487690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487687"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=487684"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=487684"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=487684"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}