{"id":487628,"date":"2023-05-25T18:57:11","date_gmt":"2023-05-25T15:57:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=487628"},"modified":"2023-05-25T18:58:59","modified_gmt":"2023-05-25T15:58:59","slug":"ciidamada-ammaanka-muqdisho-oo-howgal-qorsheysan-ku-soo-qabtay-saanad-ciidan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-ammaanka-muqdisho-oo-howgal-qorsheysan-ku-soo-qabtay-saanad-ciidan\/","title":{"rendered":"Ciidamada Ammaanka oo howlgal qorsheysan ku soo qabtay saanad ciidan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Howlgal qorsheysan oo ciidamada ammaanku ka fuliyeen suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayay ku soo qabteen Qaraxyo, Gaadiid iyo dadkii waday.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah hubka lagu soo qabtay howlgalka qorsheysan, iyadoo gacanta lagu dhigay gaari, Gurigii hubkaan lagu diyaariyay iyo laba ruux oo lagu tuhunsan yahay in ay yihiin dhagar qabeyaal Khawaarijta ka tirsan.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha Ammaanka ayaa ku guulaystay inay fashiliyaan dhagarta aan muuqan ee khawaarijta, iyagoo dhawaan dekadda iyo garoonka Muqdisho ku qabatay saanad ciidan oo khawaarijta loo waday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-487630\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230525-WA0168.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230525-WA0168.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230525-WA0168-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230525-WA0168-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230525-WA0168-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Howlgal qorsheysan oo ciidamada ammaanku ka fuliyeen suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayay ku soo qabteen Qaraxyo, Gaadiid iyo dadkii waday. Ciidamada ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah hubka lagu soo qabtay howlgalka qorsheysan, iyadoo gacanta lagu dhigay gaari, Gurigii hubkaan lagu diyaariyay iyo laba ruux oo lagu tuhunsan yahay in ay yihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":487633,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-487628","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487628","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=487628"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487628\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":487637,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487628\/revisions\/487637"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487633"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=487628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=487628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=487628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}