{"id":487584,"date":"2023-05-25T09:28:05","date_gmt":"2023-05-25T06:28:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=487584"},"modified":"2023-05-25T11:54:18","modified_gmt":"2023-05-25T08:54:18","slug":"mareykanka-oo-xayiraad-kusoo-rogay-26-qof-oo-soomaalida-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-xayiraad-kusoo-rogay-26-qof-oo-soomaalida-ah\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay shiqsiyaad Soomali ah iyo Shirkado"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Mareykanka u qaabilsan koontaroolka hantida shisheeye \u00a0ee Waaxda lacagta ayaa xayiraad ku soo rogay \u00a026 qof oo lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin kooxda khawaarijta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Xayiraaddan oo sidoo kale lagu soo rogay toddobo shirkadood , waxaa dadka la bartilmaameedsaday kamid ah 15 \u2018fududeeye iyo shaqaale ah, 4 nin oo ganacsato ah oo dhoofiya dhuxusha,kana tirsan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo dadka la bartilmaameedsaday ku jira hogaamiye goboleedyo muhiim ah, dad gacan saar la leh\u2019 iyo wax Maraykanku ku tilmaamay \u2018xubno ka tirsan argagixisada Soomaaliya oo ku lug leh hawlo fara badan oo ay ku taageerayaan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Dadka la xayiray ayaa la tilmaamay in ay ku lug lahaayeen fududaynta dhaqaalaha, hawlaha ganacsiga, canshuuraha lagu uruuriyo magaca kooxda, samaynta waxyaabaha qarxa ee gacan ku samayska ah iyo dhuxusha sida qarsoodiga ah looga dhoofiyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xubnahaas Al-Shabab lala xiriiriyey waxay warbixinta Maraykanku sheegtay inay ahaayeen hogaamiye goboleedyo muhiim u ah Al-Shabaab oo jooga Shabeellada Hoose, Jubbada hoose iyo Jubbada dhexe.<\/p>\n<p><strong>Hasaan Abshir Xuurow<\/strong><\/p>\n<p><strong>Aadan Yusuf Siciid Ibraahim <\/strong><\/p>\n<p><strong>Muumin Dheere \u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Macalin Burhan <\/strong><\/p>\n<p><strong>Cali Axmed Xuseen \u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Axmed Kabadhe \u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0Siyaad Ayuto <\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0Maxamed cabdullaahi Xiireey<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0Cabdi Roobow (Roobow)<\/strong><\/p>\n<p>.<strong>Xasan Yariisow Aadan\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0Siciid Cabdullaahi Aadan <\/strong><\/p>\n<p><strong>Aadan Jiis \u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Cumar Guhaad\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>.<strong>Cali Axmed <\/strong><\/p>\n<p><strong>Bashiir Khaliif Muuse\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Maryan Barre\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Cabdiwahaab Nuur Cabdi <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Mareykanka u qaabilsan koontaroolka hantida shisheeye \u00a0ee Waaxda lacagta ayaa xayiraad ku soo rogay \u00a026 qof oo lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin kooxda khawaarijta Al-Shabaab. Xayiraaddan oo sidoo kale lagu soo rogay toddobo shirkadood , waxaa dadka la bartilmaameedsaday kamid ah 15 \u2018fududeeye iyo shaqaale ah, 4 nin oo ganacsato ah oo dhoofiya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":487585,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-487584","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487584","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=487584"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":487602,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487584\/revisions\/487602"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487585"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=487584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=487584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=487584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}