{"id":487489,"date":"2023-05-24T11:23:13","date_gmt":"2023-05-24T08:23:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=487489"},"modified":"2023-05-24T11:23:13","modified_gmt":"2023-05-24T08:23:13","slug":"wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-geneva-kaga-qeyb-galay-madasha-76-aad-ee-golaha-caafimaadka-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-geneva-kaga-qeyb-galay-madasha-76-aad-ee-golaha-caafimaadka-adduunka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka XFS oo Geneva kaga qeyb galay madasha 76-aad ee golaha Caafimaadka Adduunka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya Dr, Cali Xaaji Aaden iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay madasha 76-aad ee Golaha Caafimaadka Adduunka (76th World Health Assembly) oo ka dhacaya magaalada Geneva ee dalka Switzerland.<\/p>\n<p>Halku dhigga madasha ee sanadkan ayaa ah &#8220;Badbaadinta Nolosha iyo sii wadidda horumarinta Caafimaadka dadka oo dhan, iyadoo madaxda iyo wufuuddii ka qeybgashay kulanka ay ku lafa gurtay go&#8217;aannada siyaasadaha qaabayn doona mustaqbalka Daryeelka Caafimaadka Adduunka oo dhan.<\/p>\n<p>Ajendaha kalfadhigu waxa uu ka kooban yahay mawduucyo aad u muhiim ah oo ay kamid yihiin\u00a0 soo jeedinta miisaaniyadda barnaamijka 2024-2025, Istaraatiijiyadda Caalamiga ah ee Caafimaadka Haweenka, Carruurta iyo Dhallinyarada ee (2016-2030), qorshaha yoolka Caafimaadka loo dhan yahay ee Caalamiga ah (UHC), habraacyada\u00a0 jaangooynta magacyada aaladaha caafimaadka iyo guud ahaan u diyaar garowga xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka dadweynaha.<\/p>\n<p>Golaha Caafimaadka Adduunka waa madasha\u00a0 go&#8217;aamisa hanaanka caafimaadka dunida, waxaana isku dubarida agaasinkeeda Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO).<\/p>\n<p>Madasha ayaa kulmisa sanad walba madaxda Caafimaadka Dowladaha Adduunka iyo Hay&#8217;adaha arrimaha Caafimaadka, si ay u go&#8217;aamiyaan ajendaha, siyaasadda, farsamooyinka iyo xeeladaha sida ugu wanaagsan, si loo hubiyo nidaam caafimaad oo caalami ah oo mideysan kaas oo lagu wada gaari karo\u00a0 yoolka Caafimaadka loo dhanyahay ( Universal Health Coverag (UHC) .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-487494 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Caafimaad.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"986\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Caafimaad.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Caafimaad-219x300.jpg 219w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-487493 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Caafimaad2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Caafimaad2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Caafimaad2-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-487492 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Caafimaad3.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Caafimaad3.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Caafimaad3-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-487491 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Caafimaad4.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Caafimaad4.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Caafimaad4-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya Dr, Cali Xaaji Aaden iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay madasha 76-aad ee Golaha Caafimaadka Adduunka (76th World Health Assembly) oo ka dhacaya magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Halku dhigga madasha ee sanadkan ayaa ah &#8220;Badbaadinta Nolosha iyo sii wadidda horumarinta Caafimaadka dadka oo dhan, iyadoo madaxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":487494,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-487489","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487489","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=487489"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":487495,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487489\/revisions\/487495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487494"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=487489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=487489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=487489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}