{"id":487359,"date":"2023-05-23T08:30:20","date_gmt":"2023-05-23T05:30:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=487359"},"modified":"2023-05-23T11:15:22","modified_gmt":"2023-05-23T08:15:22","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-ka-sameeyay-degmada-jilib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-ka-sameeyay-degmada-jilib\/","title":{"rendered":"Ciidanka Qaranka oo howlgal ka sameeyay degmada Jilib"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Qalabka sida oo kaashanaya saaxiibbada caalamiga ah ayaa weerar ka fuliyay magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe, halkaasi oo xarun u ah Khawaarijta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayay ciidanku khasaare xooggan ugu geysteen Khawaarijta kaas oo isugu jirta dhimasho, dhaawac iyo qalab la burburiyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Qalabka sida oo kaashanaya saaxiibbada caalamiga ah ayaa weerar ka fuliyay magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe, halkaasi oo xarun u ah Khawaarijta Al-Shabaab. Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayay ciidanku khasaare xooggan ugu geysteen Khawaarijta kaas oo isugu jirta dhimasho, dhaawac iyo qalab la burburiyay.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":487374,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-487359","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487359","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=487359"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487359\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":487375,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487359\/revisions\/487375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487374"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=487359"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=487359"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=487359"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}