{"id":487314,"date":"2023-05-22T14:29:07","date_gmt":"2023-05-22T11:29:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=487314"},"modified":"2023-05-22T15:23:18","modified_gmt":"2023-05-22T12:23:18","slug":"lataliyaha-madaxweynaha-jfs-ee-xakameynta-qulqulka-hubka-sharci-darrada-oo-bogaadisay-howlgallada-ka-dhanka-ah-hubka-sharci-darrada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/lataliyaha-madaxweynaha-jfs-ee-xakameynta-qulqulka-hubka-sharci-darrada-oo-bogaadisay-howlgallada-ka-dhanka-ah-hubka-sharci-darrada\/","title":{"rendered":"La taliyaha Madaxweynaha JFS ee Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci-Darrada oo bogaadisay howlgallada ka dhanka ah hubka sharci darrada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci-Darrada Ah ee Soomaaliya Marwo Mako Maxamuud Muuse ayaa bogadisay howlgallada ay ciidamada amaanka kula dagaalamayaan hubka sharci darrada ah ee lagu wato magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Lataliyaha ayaa Sidoo kale soo dhaweysay howlgalka ciidamada hay\u2019adda Nabad Sugidda ay ku qabteen Laba Konteenar oo Khawaarijta kusoo daabushay saanad ciidan oo ay doonayeen in shacabka Soomaaliyeed ay ku dhibaateeyaan.<\/p>\n<p>\u201cDowladda waxey wadaa baaritaano la xariira shaqsiyaadka ka shaqeynayo dhibateenta Umadda Soomaaliyeed ee la fashiliyay iyagoo saanad Militeri u soo dejinaya Khawaarijta waxaana la hor geyn doonaa cadaaladda\u201d ayey tiri Lataliye Marwo Mako.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci-Darrada Ah ee Soomaaliya Marwo Mako Maxamuud Muuse ayaa bogadisay howlgallada ay ciidamada amaanka kula dagaalamayaan hubka sharci darrada ah ee lagu wato magaalada Muqdisho. Lataliyaha ayaa Sidoo kale soo dhaweysay howlgalka ciidamada hay\u2019adda Nabad Sugidda ay ku qabteen Laba Konteenar oo Khawaarijta kusoo daabushay saanad ciidan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":487315,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-487314","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487314","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=487314"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487314\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":487323,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487314\/revisions\/487323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487315"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=487314"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=487314"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=487314"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}