{"id":487091,"date":"2023-05-20T10:14:06","date_gmt":"2023-05-20T07:14:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=487091"},"modified":"2023-05-20T10:14:06","modified_gmt":"2023-05-20T07:14:06","slug":"shirweynaha-dhalinyaradda-soomaaliyeed-oo-maanta-muqdisho-ka-furmaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirweynaha-dhalinyaradda-soomaaliyeed-oo-maanta-muqdisho-ka-furmaya\/","title":{"rendered":"Shirweynaha dhalinyaradda Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka furmaya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Shirweynaha Dhalinyaradda Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha ayaa maanta lagu daahfurayaa magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxa daah furaya Ra&#8217;iisulwasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaliya Mudane Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Madax ka socota haya&#8217;addaha kala duwan ee dowladda iyo wufuud ka socota Beesha caalamka ayaa ka qayb gelaysa shirkan iyadoo lagu soo bandhigi doono doodo kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Shirweynaha Dhalinyaradda Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha ayaa maanta lagu daahfurayaa magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa waxa daah furaya Ra&#8217;iisulwasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaliya Mudane Xamse Cabdi Barre. Madax ka socota haya&#8217;addaha kala duwan ee dowladda iyo wufuud ka socota Beesha caalamka ayaa ka qayb gelaysa shirkan iyadoo lagu soo bandhigi doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":487092,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-487091","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487091","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=487091"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":487093,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487091\/revisions\/487093"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487092"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=487091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=487091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=487091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}