{"id":487054,"date":"2023-05-19T16:02:37","date_gmt":"2023-05-19T13:02:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=487054"},"modified":"2023-05-19T16:02:37","modified_gmt":"2023-05-19T13:02:37","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-la-kulmay-r-wasaaraha-dalka-ciraaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-soomaaliya-oo-la-kulmay-r-wasaaraha-dalka-ciraaq\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay R\/wasaaraha dalka Ciraaq \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jeddah kula kulmay ra\u2019isulwasaaraha dalka Ciraaq mudane Mohammed Shia al-Sudani.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisulwasaaraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka amni, siyaasadeed, dhaqaale iyo diblumaasiyadeed ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ciraaq.<\/p>\n<p>Madaxweynaha waxa uu ka mahad celiyay dowladda Ciraaq deyn ta ay ku laheyd Soomaaliya 67% in ay ka cafiyeen. Waxaana labada dhan isla garteen soo nooleynta heshiiyadii hore uga dhaxeeyay Soomaaliya iyo Ciraaq.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka codsaday dowladda Ciraaq inay Soomaaliya la wadaagaan khibradooda ku aadan la dagaalanka aragagixisada madaama ay guulo wax ku ool ah ay ka gaareen dagaaladii ay la galeen kooxaha argagixisada<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jeddah kula kulmay ra\u2019isulwasaaraha dalka Ciraaq mudane Mohammed Shia al-Sudani. Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisulwasaaraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka amni, siyaasadeed, dhaqaale iyo diblumaasiyadeed ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ciraaq. Madaxweynaha waxa uu ka mahad celiyay dowladda Ciraaq deyn ta ay ku laheyd Soomaaliya 67% [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":487055,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-487054","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487054","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=487054"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":487056,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487054\/revisions\/487056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487055"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=487054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=487054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=487054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}