{"id":487050,"date":"2023-05-19T14:39:56","date_gmt":"2023-05-19T11:39:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=487050"},"modified":"2023-05-19T14:39:56","modified_gmt":"2023-05-19T11:39:56","slug":"madaxweynaha-ukraine-oo-booqasho-lama-filaan-ah-ku-tagaya-sacuudi-carabiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-ukraine-oo-booqasho-lama-filaan-ah-ku-tagaya-sacuudi-carabiya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Ukraine oo booqasho lama filaan ah ku tagaya Sacuudi Carabiya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa safar lama filaan ah ku tagaya dalka Sacuudi Carabiya, halkaasi oo uu ka socdo shir madaxeedka wadamada Jaamacadda Carabta.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan billaabay booqashadii ugu horreysay ee aan ku tago Boqortooyada Sacuudi Carabiya si aan kor ugu qaado xiriirka laba geesoodka ah iyo xiriirka Ukraine ee dunida Carabta,&#8221;sidaasi waxaa bogga Twitter ku qoray Zelenskyy .<\/p>\n<p>Madaxweynaha Ukrine waxa uu sheegay in uu ka hadli doono arrimo ay kamid yihiin nabadda caalamka , iskaashiga dhinaca tamarta iyo soo celinta dadka maxaabiista ah ee lagu qabtay dagaalka Ukrine.<\/p>\n<p>\u201cSacuudi Carabiya waxay door muhiim ah ka ciyaartaa arrimaha siyaasadda caalamka,sidaa daraadeed, waxaan diyaar u nahay inaan wadashaqeynteenna gaarsiinno heer cusub&#8221;, Zelenskyy ayaa intaa ku daray.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa safar lama filaan ah ku tagaya dalka Sacuudi Carabiya, halkaasi oo uu ka socdo shir madaxeedka wadamada Jaamacadda Carabta. &#8220;Waxaan billaabay booqashadii ugu horreysay ee aan ku tago Boqortooyada Sacuudi Carabiya si aan kor ugu qaado xiriirka laba geesoodka ah iyo xiriirka Ukraine ee dunida Carabta,&#8221;sidaasi waxaa bogga Twitter [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":487051,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-487050","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487050","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=487050"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487050\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":487052,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487050\/revisions\/487052"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487051"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=487050"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=487050"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=487050"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}