{"id":487036,"date":"2023-05-19T13:30:40","date_gmt":"2023-05-19T10:30:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=487036"},"modified":"2023-05-19T13:32:41","modified_gmt":"2023-05-19T10:32:41","slug":"wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-la-kulmay-agaasimaha-guud-ee-sanduuqa-horumarinta-qadar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-la-kulmay-agaasimaha-guud-ee-sanduuqa-horumarinta-qadar\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Qadar"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Faarax Cabdulqaadir Sheekh ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee Dalka Qadar kula kulmay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Qatar Mudane Khaliifa. bin Jassim Al Kuwari.<\/p>\n<p>Mudadii uu socday kulankaasi ayaa waxaa labada dhinac ay uga wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay klamid ahaayeenn is dhaafsi xogaha iyo khibradaha , dhismaha hay\u2019adaha dhaqaalaha, dib u habeynta hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n<p>Sidoo kale \u00a0madaxdaasi ka kala socday Soomaaliya iyo Qadar waxay ka wadahadleen sii wadidda \u00a0mashaariicda ay Qadar \u00a0a ka fuliso Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Faarax Cabdulqaadir Sheekh ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee Dalka Qadar kula kulmay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Qatar Mudane Khaliifa. bin Jassim Al Kuwari. Mudadii uu socday kulankaasi ayaa waxaa labada dhinac ay uga wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":487037,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-487036","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487036","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=487036"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487036\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":487040,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/487036\/revisions\/487040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487037"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=487036"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=487036"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=487036"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}