{"id":486976,"date":"2023-05-18T10:16:02","date_gmt":"2023-05-18T07:16:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486976"},"modified":"2023-05-18T10:16:02","modified_gmt":"2023-05-18T07:16:02","slug":"maxkamada-gobolka-baay-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-laba-nin-oo-hore-dilal-u-geystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamada-gobolka-baay-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-laba-nin-oo-hore-dilal-u-geystay\/","title":{"rendered":"Maxkamada gobolka Baay oo xukun dil ah ku fulisay laba nin oo hore dilal u geystay"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo(SONNA):-Maxkamadda gobolka Baay ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay labo nin oo hore dilal u geystay.<\/p>\n<p>Raggan ayaa lagu kala magacaabaa Aadam Cali Cabdi oo horey u dilay Marxuum Macalin Daahir Cabdullahi Mukhtar iyo Maxamed Geedow Nuurow oo Isna dilay Marxuum Jamaal Abdikariin Maadey.<\/p>\n<p>Fagaaraha toogashada Magaalada Baydhabo ayaa saaka looga oofiyay qisaastii dilkii ay geesteen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo(SONNA):-Maxkamadda gobolka Baay ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay labo nin oo hore dilal u geystay. Raggan ayaa lagu kala magacaabaa Aadam Cali Cabdi oo horey u dilay Marxuum Macalin Daahir Cabdullahi Mukhtar iyo Maxamed Geedow Nuurow oo Isna dilay Marxuum Jamaal Abdikariin Maadey. Fagaaraha toogashada Magaalada Baydhabo ayaa saaka looga oofiyay qisaastii dilkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":486977,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-486976","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486976","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486976"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486976\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486978,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486976\/revisions\/486978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/486977"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486976"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486976"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486976"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}