{"id":486947,"date":"2023-05-17T16:18:40","date_gmt":"2023-05-17T13:18:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486947"},"modified":"2023-05-17T16:18:40","modified_gmt":"2023-05-17T13:18:40","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-la-kulmay-safiirka-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-la-kulmay-safiirka-ingiriiska\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay safiirka Ingiriiska"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-486948\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230517-WA0004-1024x682.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230517-WA0004-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230517-WA0004-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230517-WA0004-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230517-WA0004-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230517-WA0004-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230517-WA0004-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230517-WA0004-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230517-WA0004.jpg 1081w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahan Ku-simaha madaxweynaha JFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka cusub Boqortooyada dalka Ingiriiska ee Soomaaliya Amb. Mike Nithavrianakis.<\/p>\n<p>Kullanka Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo danjiraha Ingiriiska Mudane Mike Nithavrianakis oo ahaa mid isbarasho iyo kala warqaadasho ah, ayaa sidoo kale kullanka waxaa looga hadlay sidii Dowladda Ingiriiska ay kaalin muuqata uga qaadan laheyd tayaynta iyo horumarinta Golaha Shacabka BJFS, waxaana uu Guddoomiyuhu xusay in dowladda Ingiriiska ay kaalin weyn ka soo qaateen dib u dhiska dalka, iyadoo wadanka ay ka fuliyeen mashaariic horumarineed. Dhanka kale waxay kawada hadleen arrimaha ilaalinta xasiloonida dalka, iyo xoojinta ladagaalanka khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahan Ku-simaha madaxweynaha JFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka cusub Boqortooyada dalka Ingiriiska ee Soomaaliya Amb. Mike Nithavrianakis. Kullanka Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo danjiraha Ingiriiska Mudane Mike Nithavrianakis oo ahaa mid isbarasho iyo kala warqaadasho ah, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-486947","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486947","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486947"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486947\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486949,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486947\/revisions\/486949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}