{"id":486877,"date":"2023-05-17T10:26:25","date_gmt":"2023-05-17T07:26:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486877"},"modified":"2023-05-17T11:55:39","modified_gmt":"2023-05-17T08:55:39","slug":"dowladda-qatar-oo-mashaariic-hor-leh-ka-fulineysa-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-qatar-oo-mashaariic-hor-leh-ka-fulineysa-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dowladda Qatar oo mashaariic hor leh ka fulineysa Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha mashaariicda dowladda Qatar ee dalka Soomaaliya, Abuubakar Bashiir ayaa sheegay in la dhammaystiri doono dhowaan heshiisyo ku saabsan Ganacsiga , maalgashiga iyo siyaasadda oo ay horay u gaareen labada dowladood.<\/p>\n<p>Agaasimaha oo waraysi siiyay warbaahinta Qaranka ayaa intaasi ku daray in uu qorshuhu yahay in howlaha la xiriira horumarinta iyo arrimaha bini\u2019aadan-nimada looga sii gudbi doono mashaariic maalgashi oo ay wadaagaan labda dowladood iyo labada shacab, si walaalnimada iyo is-dhexgalku u \u00a0xoogeysto.<\/p>\n<p>Dowladda Qatar ayaa Soomaaliya ka fulisa mashaariic horumarineed oo ay ka mid yihiin dhismaha waddooyinka, xarumaha dowladda, arrimaha bini\u2019aadan-nimada, waxbarashada, dib u dhiska iyo tababarka Ciidamada Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha mashaariicda dowladda Qatar ee dalka Soomaaliya, Abuubakar Bashiir ayaa sheegay in la dhammaystiri doono dhowaan heshiisyo ku saabsan Ganacsiga , maalgashiga iyo siyaasadda oo ay horay u gaareen labada dowladood. Agaasimaha oo waraysi siiyay warbaahinta Qaranka ayaa intaasi ku daray in uu qorshuhu yahay in howlaha la xiriira horumarinta iyo arrimaha bini\u2019aadan-nimada looga sii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":486878,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-486877","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486877","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486877"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486877\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486886,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486877\/revisions\/486886"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/486878"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486877"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486877"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486877"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}