{"id":486807,"date":"2023-05-16T09:56:50","date_gmt":"2023-05-16T06:56:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486807"},"modified":"2023-05-16T10:16:59","modified_gmt":"2023-05-16T07:16:59","slug":"madaxweyne-cabaas-oo-dalbaday-in-haddii-israaiil-aysan-joojin-colaadda-laga-hakiyo-xubinimada-q-m","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-cabaas-oo-dalbaday-in-haddii-israaiil-aysan-joojin-colaadda-laga-hakiyo-xubinimada-q-m\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Cabaas oo dalbaday in haddii Israa&#8217;iil aysan joojin colaadda laga hakiyo xubinimada Q.M"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa ku booriyay Qaramada Midoobay (Q.M) in ay hakiso xubinnimada Israa\u2019iil,haddii aysan joojin gardarrada ay ku hayso dadka Falastiiniyiinta, isla markaana aysan u hoggaansamin fulinta go\u2019aannada dhigaya in Israa\u2019iil iyo Falastiin ay moqdaan kuwo si gooni ah u taagaan.<\/p>\n<p>hadalkaan ayaa ku soo beegmay xilli dadka reer Falastiin ay wadaan xus\u00a0\u00a0 ay ka qeybgaleen \u00a0kumanaan dad ah \u00a0oo ka soo qaxay dalka hadda loo yaqaan Israa&#8217;iil,kaas oo ay ka socdaan rabshado laga soo bnilaabo 75 sano ka hor.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo qudbad qiiro leh ka jeediyay xarunta Qaramada Midoobay ayaa xubnaha golahaasi waydiiyey sababta in ka badan 1000 qaraar oo khuseeya Falasyiin ,kana soo baxay hay&#8217;adaha loo fulin la\u2019yahay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan dalbaneynaa maanta si rasmi ah, si waafaqsan sharciga caalamiga ah iyo go&#8217;aamada caalamiga ah, in aan hubinno in Israa&#8217;iil ay ixtiraamto go&#8217;aamadaan ama ay joojiso xubinnimada Israel ee Qaramada Midoobay,&#8221; Madaxweyne Cabbaas ayaa ku yiri khudbadiisa.<\/p>\n<p>Khudbadda madaxweyne Falasyiin,waxaa kaloo ku jiray in dib loo \u00a0soo celiyo qaxootiga Falastiiniyiinta ee ka cararay deegaanadooda,kuwaas oo 15-ka May sanad kasta qabta xus loogu magac daray Nakba &#8211; ama masiibo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa ku booriyay Qaramada Midoobay (Q.M) in ay hakiso xubinnimada Israa\u2019iil,haddii aysan joojin gardarrada ay ku hayso dadka Falastiiniyiinta, isla markaana aysan u hoggaansamin fulinta go\u2019aannada dhigaya in Israa\u2019iil iyo Falastiin ay moqdaan kuwo si gooni ah u taagaan. hadalkaan ayaa ku soo beegmay xilli dadka reer Falastiin ay wadaan xus\u00a0\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":486816,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-486807","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486807","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486807"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486807\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486815,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486807\/revisions\/486815"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/486816"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486807"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486807"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486807"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}