{"id":486801,"date":"2023-05-15T20:56:18","date_gmt":"2023-05-15T17:56:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486801"},"modified":"2023-05-15T20:56:18","modified_gmt":"2023-05-15T17:56:18","slug":"eedeysane-dil-loo-haysto-oo-laga-soo-xiray-south-sudan-lagu-soo-celiyey-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/eedeysane-dil-loo-haysto-oo-laga-soo-xiray-south-sudan-lagu-soo-celiyey-muqdisho\/","title":{"rendered":"Eedeysane dil loo haysto oo laga soo xiray South Sudan lagu soo celiyey Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Diyaarad sidda eedeysane dable Boliis. Zakariye Cali Axmed Cosobow oo ku eedeysan inuu 28\/July\/2022, degmada Dayniile gaar ahaan waaxda Kordamac ugu geystay dil bareer ah Marxuum Ex- Xidigle Boliis Cali Xasan Siyaad (Cali Tareen) oo ka tirsanaa ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa dhawaan soo caga dhigtay garoonka diyaarada caalamiga ah ee Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa xeerilaalinta ciidamada ka eedeeyey eedeysane Zakariye Cali.<\/p>\n<p>Iskaashi dhex maray Boliiska Soomaaliyeed iyo Boliiska caalamiga ah ee (Interpol) ayaa fududeysay in eedeysanahan laga soo qabto dalka Koofurta Sudan, taas oo caddeyn u ah in cidna aanay ka dhuuman Karin awoodda sharciga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Garoonka waxaa ku sugnaa Ehelada Marxuumka, saraakiil ka tirsan Boliiska Soomaaliyeed iyo Boliiska Interpol iyo masuuliyiin kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Diyaarad sidda eedeysane dable Boliis. Zakariye Cali Axmed Cosobow oo ku eedeysan inuu 28\/July\/2022, degmada Dayniile gaar ahaan waaxda Kordamac ugu geystay dil bareer ah Marxuum Ex- Xidigle Boliis Cali Xasan Siyaad (Cali Tareen) oo ka tirsanaa ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa dhawaan soo caga dhigtay garoonka diyaarada caalamiga ah ee Aadan Cadde. Taliska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":486802,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-486801","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486801","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486801"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486803,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486801\/revisions\/486803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/486802"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}