{"id":486654,"date":"2023-05-14T18:43:01","date_gmt":"2023-05-14T15:43:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486654"},"modified":"2023-05-14T18:43:01","modified_gmt":"2023-05-14T15:43:01","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-ku-simaha-ergeyga-gaarka-ee-qaramada-midoobay-u-qaabilsan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-ku-simaha-ergeyga-gaarka-ee-qaramada-midoobay-u-qaabilsan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan la yeeshay ku simaha\u00a0 Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka waasaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku simaha \u00a0Ergeyga Gaarka ah Xoghahaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbheho.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo Ergeyga ayaa kulankooda kaga wadahadley horumarka ay Dowladda Federaalka Soomaaaliya ka sameyneyso dhanka sugidda amniga, dagaalka lagula jiro Khawaarijta, diyaar garowga wejiga labaad ee hawlgallada ka dhanka ah argagixisada, maamul wanaagga, adeegyada bulshada, barnaamijyada xasilinta, dib u heshiisiinta \u00a0iyo horumarinta.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa si gaar ah u dul istaagey dadaalka ay dowladda u gashey sugidda amniga magaalada Muqdisho, isagoo u mahad celiyay shacabka Soomaaliyeed oo taageero iyo iskaashi u buuxa u muujiyay dowladda iyo ciidanka qaranka.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale uu Wasiirka Warfaafinta Mudane Daa\u2019uud Aweys uu Ergeyga Qaramada Midoobay faahfaahin ka siiyay qaraarkii dhawaan ka soo baxay Golaha Wasiirada ee khuseeyay maareynta maaliyadda guud ee dalka iyo dagaalka lagula jiro musuqmaasuqa.<\/p>\n<p>Ku siimaha Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Marwo Kiki Gbeho ayaa dhankeeda ku bogaadisay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya dadaalka ay ugu jirto inay nabad, kala dambeyn iyo horumar ku soo dabbaasho dalka, iyadoo intaa ku dartey in Qaramada Midoobay ay ka go\u2019an tahay inay sii waddo iskaashiga iyo taageerada ay Soomaaliya u fidineyso.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-486655\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/5f3a76e0-789c-443b-9a97-3fa40472081d.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/5f3a76e0-789c-443b-9a97-3fa40472081d.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/5f3a76e0-789c-443b-9a97-3fa40472081d-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/5f3a76e0-789c-443b-9a97-3fa40472081d-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/5f3a76e0-789c-443b-9a97-3fa40472081d-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/5f3a76e0-789c-443b-9a97-3fa40472081d-860x484.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-486656\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/a6131407-165d-4e52-a676-3b75d49fd609.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"854\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/a6131407-165d-4e52-a676-3b75d49fd609.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/a6131407-165d-4e52-a676-3b75d49fd609-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/a6131407-165d-4e52-a676-3b75d49fd609-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/a6131407-165d-4e52-a676-3b75d49fd609-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/a6131407-165d-4e52-a676-3b75d49fd609-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/a6131407-165d-4e52-a676-3b75d49fd609-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/a6131407-165d-4e52-a676-3b75d49fd609-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/a6131407-165d-4e52-a676-3b75d49fd609-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-486657\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dffa9283-8938-43ed-8415-30d3862b908b.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dffa9283-8938-43ed-8415-30d3862b908b.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dffa9283-8938-43ed-8415-30d3862b908b-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dffa9283-8938-43ed-8415-30d3862b908b-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dffa9283-8938-43ed-8415-30d3862b908b-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dffa9283-8938-43ed-8415-30d3862b908b-860x484.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka waasaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku simaha \u00a0Ergeyga Gaarka ah Xoghahaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbheho. Wasiirka iyo Ergeyga ayaa kulankooda kaga wadahadley horumarka ay Dowladda Federaalka Soomaaaliya ka sameyneyso dhanka sugidda amniga, dagaalka lagula jiro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":486655,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[912],"class_list":{"0":"post-486654","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-ku-simaha-ergeyga-gaarka-ee-qaramada-midoobay-u-qaabilsan-soomaaliya"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486654","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486654"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486658,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486654\/revisions\/486658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/486655"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}