{"id":486590,"date":"2023-05-14T08:50:52","date_gmt":"2023-05-14T05:50:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486590"},"modified":"2023-05-14T08:54:26","modified_gmt":"2023-05-14T05:54:26","slug":"wasiirka-caafimaadka-oo-kormeeray-xarunta-carruurta-agoonta-booliska-ee-muqdisho-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-oo-kormeeray-xarunta-carruurta-agoonta-booliska-ee-muqdisho-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarunta carruurta agoonta ciidanka Booliiska"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalk Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa kormeer ku tagay Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed ee barbaarinta Carruurta.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka iyo Mas\u2019uuliintii la socotay waxaa Xarunta Agoonta Carruurta Booliska ku soo dhaweeyey Taliyaha Booliska Soomaaliyeed General Sulub Axmed Firin iyo Sareeyo Guuto Cali Xirsi Barre (Cali Gaab), Wasiirka ayaa soo indha indheeyey qeybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay Xarunta sida goobta ay jiiftaan, halka ay ku cunteeyaan, goobahooda nasiinada, isagoo ku hakaday qeybta Farmashiyaha Xarunta si uu hubiyo xaaladda goobtaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Jeneraal Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa uga warbixiyey Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan xaaladda Carruurta Agoonta ee ku jira Xarunta barbaarinta Agoonta Booliska Soomaaliyeed, Wasiirka ayaa daneynayey xogta ku saabsan Caafimaadka Carruurta si loo la socdo xaaladdooda iyo hadii ay jiraan caqabado si looga gudbo.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ka mahadceliyey soo dhawaynta sidoo kalena\u00a0 bogaadiyey hogaanka Booliska gaar ahaan mas\u2019uuliinta gacanta ku haysa xaruntan soo saarta Ubaxii dalka, isla markaana lagu koriyo Carruurta Booliska Soomaaliyeed ay ka geeriyoodeen.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-486591 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/CCCCC111111111111111.jpg\" alt=\"\" width=\"1034\" height=\"528\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-486592 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/CAFIMADUUU.jpg\" alt=\"\" width=\"1042\" height=\"484\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-486593\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/CAFIMAAD888-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"1053\" height=\"204\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-486594\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/CAGGSHHSH-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"1063\" height=\"208\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-486595\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/CAFIMFAD888-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"1052\" height=\"207\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-486596\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/CAFIMAAFIIIJJJ-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"1183\" height=\"208\" \/><\/p>\n<div id=\"gallery_1\" class=\"gallery galleryid-538442 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail\">\n<figure class=\"gallery-item\">\n<div class=\"gallery-icon landscape\"><\/div>\n<\/figure>\n<figure class=\"gallery-item\">\n<div class=\"gallery-icon landscape\"><\/div>\n<\/figure>\n<figure class=\"gallery-item\">\n<div class=\"gallery-icon landscape\"><\/div>\n<\/figure>\n<figure class=\"gallery-item\">\n<div class=\"gallery-icon landscape\"><\/div>\n<\/figure>\n<figure class=\"gallery-item\">\n<div class=\"gallery-icon landscape\"><\/div>\n<\/figure>\n<figure class=\"gallery-item\">\n<div class=\"gallery-icon landscape\"><\/div>\n<\/figure>\n<figure class=\"gallery-item\">\n<div class=\"gallery-icon landscape\"><\/div>\n<\/figure>\n<figure class=\"gallery-item\">\n<div class=\"gallery-icon landscape\"><\/div>\n<\/figure>\n<figure class=\"gallery-item\">\n<div class=\"gallery-icon landscape\"><\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalk Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa kormeer ku tagay Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed ee barbaarinta Carruurta. Wasiirka Caafimaadka iyo Mas\u2019uuliintii la socotay waxaa Xarunta Agoonta Carruurta Booliska ku soo dhaweeyey Taliyaha Booliska Soomaaliyeed General Sulub Axmed Firin iyo Sareeyo Guuto Cali Xirsi Barre (Cali Gaab), Wasiirka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":486594,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-486590","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486590","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486590"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486590\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486599,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486590\/revisions\/486599"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/486594"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486590"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486590"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486590"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}