{"id":486494,"date":"2023-05-12T08:59:39","date_gmt":"2023-05-12T05:59:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486494"},"modified":"2023-05-12T09:01:11","modified_gmt":"2023-05-12T06:01:11","slug":"wasiirka-cadaaladda-xfs-musuq-maasuqa-waxaan-u-aragnaa-in-uu-yahay-cadowga-umadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-cadaaladda-xfs-musuq-maasuqa-waxaan-u-aragnaa-in-uu-yahay-cadowga-umadda\/","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaaladda XFS \u201cMusuq-maasuqa waxaan u aragnaa in uu yahay Cadowga umadda,"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Garsoorka XFS Mudane Xasan Macalin \u00a0ayaa sheegay in musuqmaasuga uu yahay caqabadda ugu weyn ee horseedi kara burburka ku yimaada horumarka dadka iyo dalka.<\/p>\n<p>\u201cQofna laguma dulminayo in uu yahay Sarkaal Hoose Qofnna kuma Baxsanayo in uu yahay Sarkaal Sare Marka howshu joogto Musuq maasuq&#8221;ayuu yiri wasiirku.<\/p>\n<p>Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Garsoorka XFS Mudane Xasan Macalin \u00a0\u00a0ayaa xusay in musuq maasuqa ay u arkaan\u00a0 caqabad dhaqaale oo wiiqi kara horumarka dadka iyo dalka,sidaa daraadeed,waxaa naga go\u2019an ayuu yiri in aan la fagaalanno.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Garsoorka XFS Mudane Xasan Macalin \u00a0ayaa sheegay in musuqmaasuga uu yahay caqabadda ugu weyn ee horseedi kara burburka ku yimaada horumarka dadka iyo dalka. \u201cQofna laguma dulminayo in uu yahay Sarkaal Hoose Qofnna kuma Baxsanayo in uu yahay Sarkaal Sare Marka howshu joogto Musuq maasuq&#8221;ayuu yiri wasiirku. Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":486495,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-486494","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486494","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486494"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486494\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486498,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486494\/revisions\/486498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/486495"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486494"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486494"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486494"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}