{"id":486467,"date":"2023-05-11T17:18:05","date_gmt":"2023-05-11T14:18:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486467"},"modified":"2023-05-11T17:21:11","modified_gmt":"2023-05-11T14:21:11","slug":"wasiiru-dowlaha-arrimaha-dibadda-xfs-oo-kala-hadlay-dhiggiisa-qatar-xoojinta-dhinacyada-iskaashiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-arrimaha-dibadda-xfs-oo-kala-hadlay-dhiggiisa-qatar-xoojinta-dhinacyada-iskaashiga\/","title":{"rendered":"Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo kala hadlay dhiggiisa Qatar xoojinta dhinacyada iskaashiga"},"content":{"rendered":"<p>Doha(SONNA):- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta oo ah Khamiis, kula kulmay Magaalada Dooxa, dhiggiisa Qatar, Mudane Dr. Mohammed bin Abdulaziz bin Saleh Al-Khulaifi, isaga oo kala hadlay xiriirka wanaagsan ee labo geesoodka ah iyo xoojinta dhinacyada iskaashiga ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah.<\/p>\n<p>Mudane Cali Maxamed Cumar iyo Mudane Dr. Mohammed bin Abdulaziz bin Saleh Al-Khulaifi ayaa sidoo kale kulankooda ku faaqiday xaaladihii ugu dambeeyay ee heer gobol iyo heer caalami ee muhiimadda u lahaa labada dhinac.<\/p>\n<p>Soomaaliya iyo Qatar ayaa ku naaloonaya xiriir fog oo taariikh soo jireen ah leh , kuna sifaysan aragti istiraatiijiyadeed oo sal-adag.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doha(SONNA):- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta oo ah Khamiis, kula kulmay Magaalada Dooxa, dhiggiisa Qatar, Mudane Dr. Mohammed bin Abdulaziz bin Saleh Al-Khulaifi, isaga oo kala hadlay xiriirka wanaagsan ee labo geesoodka ah iyo xoojinta dhinacyada iskaashiga ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah. Mudane Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":486468,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-486467","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486467","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486467"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486467\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486472,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486467\/revisions\/486472"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/486468"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486467"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486467"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486467"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}