{"id":486430,"date":"2023-05-11T09:16:35","date_gmt":"2023-05-11T06:16:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486430"},"modified":"2023-05-11T10:22:07","modified_gmt":"2023-05-11T07:22:07","slug":"gazaisraaiil-oo-dishay-in-ka-badan-24-ruux-oo-ay-ku-jiraan-carruur-iyo-haween","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gazaisraaiil-oo-dishay-in-ka-badan-24-ruux-oo-ay-ku-jiraan-carruur-iyo-haween\/","title":{"rendered":"Gaza:Israa&#8217;iil \u00a0oo dishay in ka badan 24 ruux oo ay ku jiraan carruur iyo haween"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Israa&#8217;iil ayaa sii wada \u00a0weeraro xagga cirka ah oo todobaadkaan ay ka wadaan deegaanada Gaza, halkaas oo ay ku dilay ugu yaraan 24 falastiiniyiin ah oo ay ku jiraan shan dumar ah, shan carruur ah,iyo sidoo kale dhawr hoggaamiye oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Islamic Jihad.<\/p>\n<p>Ciidamada Israa&#8217;iil ayaa sheegay in ay beegsadeen taliye ka tirsan cutubka qaabilsan yo gantaalada ,kadib markii ay weerar cirka ah ku qaadrrn dhisme ku yaalla koonfurta Khan Younis ee Qaza saacadihii hore ee manta oo Khamiis ah.<\/p>\n<p>Jabhadda Islaamiga ah ee Falastiin ayaa ku dhawaaqday ka hor waaberigii \u00a0saaka geerida Ali Ghali oo ahaa taliyihii qeybta gantaallada,kaas oo ku dhintay duqeymo \u00a0ay ciidammada Israa\u2019iil ka fuliyeen koonfurta marinka Qaza.<\/p>\n<p>In ka badan 400 oo gantaal ayaa laga soo tuuray Gaza ,kuwaas oo lala beegsaday deegaanada Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa cambaareeyay falalka khasaaraha leh ee loo geysanaayo dadka rayidka ah oo ay ku jiraan carruurta iyo haweenka, wuxuuna intaa raaciyay in weeraradaasi uu u \u00a0arko mid aan la aqbali karin oo u baahan in in si degdeg ah loo joojiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Israa&#8217;iil ayaa sii wada \u00a0weeraro xagga cirka ah oo todobaadkaan ay ka wadaan deegaanada Gaza, halkaas oo ay ku dilay ugu yaraan 24 falastiiniyiin ah oo ay ku jiraan shan dumar ah, shan carruur ah,iyo sidoo kale dhawr hoggaamiye oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Islamic Jihad. Ciidamada Israa&#8217;iil ayaa sheegay in ay beegsadeen taliye ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":486431,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-486430","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486430","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486430"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486430\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486437,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486430\/revisions\/486437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/486431"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}