{"id":486412,"date":"2023-05-10T20:08:17","date_gmt":"2023-05-10T17:08:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486412"},"modified":"2023-05-10T20:08:17","modified_gmt":"2023-05-10T17:08:17","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-hirshabeelle-oo-booqday-xarunta-hayadda-maaraynta-masiibooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-hirshabeelle-oo-booqday-xarunta-hayadda-maaraynta-masiibooyinka\/","title":{"rendered":"Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo booqday xarunta hay&#8217;adda maaraynta masiibooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabelle mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa maanta booqday xarunta dhexe ee hay&#8217;adda maaraynta masiibooyinka, waxaana halkaas ku soodhaweeyey guddoomiyaha hay&#8217;adda mudane Maxamuud Macalim Cabdulle iyo Gudoomiye ku xigeenka hay\u2019adda\u00a0 Dr Axmed Cabdi Aadan.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha hay&#8217;adda maareynta ayaa ka wada hadlay xaalada magaalada Baladweyne iyo fatahaada ku dhuftay magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Madaxda hay\u2019adda ayaa ballan qaaday in taageero deg deg ah lala gaari doono dadka ka barakacay fatahaadaha ku dhuftay Baladwayne, sidoo kale madaxda ayaa intaas raaciyey inay diriyaan guddi horu dhac ah oo sii qiimeeya xaaladda hadda taagan.<\/p>\n<p>Madaxwayne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed ayaa madaxda hay\u2019adda maaraynta kaga mahadceliyey isku hawlidda iyo xal u helidda dhibaatada ka taagan halkaas.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-486414\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230510-WA0025-1024x682.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230510-WA0025-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230510-WA0025-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230510-WA0025-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230510-WA0025-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230510-WA0025-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230510-WA0025-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230510-WA0025-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230510-WA0025.jpg 1081w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabelle mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa maanta booqday xarunta dhexe ee hay&#8217;adda maaraynta masiibooyinka, waxaana halkaas ku soodhaweeyey guddoomiyaha hay&#8217;adda mudane Maxamuud Macalim Cabdulle iyo Gudoomiye ku xigeenka hay\u2019adda\u00a0 Dr Axmed Cabdi Aadan. Madaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha hay&#8217;adda maareynta ayaa ka wada hadlay xaalada magaalada Baladweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":486413,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-486412","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486412","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486412"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486412\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486415,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486412\/revisions\/486415"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/486413"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486412"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486412"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486412"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}