{"id":486369,"date":"2023-05-10T13:44:41","date_gmt":"2023-05-10T10:44:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486369"},"modified":"2023-05-10T13:51:08","modified_gmt":"2023-05-10T10:51:08","slug":"xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-booqday-safaaradda-soomaaliya-ee-dalka-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-booqday-safaaradda-soomaaliya-ee-dalka-sacuudiga\/","title":{"rendered":"Xeer ilaaliyaha Qaranka oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<p>Riyadh-(SONNA)-Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr; Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Sacuudiga.<\/p>\n<p>Wafdiga uu hoggaaminayo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maalmahan socdaal shaqo ku jooga dalka Sacuudiga ayaa galabta booqasho ku tagay xarunta safaaradda Soomaaliya ee dalka Sacuudiga halkaasi oo kusoo dhaweeyay safiirka safaaradda Saalim Macow Xaaji iyo ergada kale ee safaaradda.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa kormeeray dhammaan qeybaha safaaradda, xafiisyada loogu adeego bulshada Soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool iyo sido kale shaqooyinka safaaradda uga wakiilka tahay dowladda Soomaaliya, waxaana warbixin kooban siiyay safiirka safaaaradda Salmaan Xaaji Macow.<\/p>\n<p>Dr; Suleymaan Maxamed Maxamuud \u00a0Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa bogaadiyay masuuliyiinta safaaradda, waxaana uu kula dardaarmay adkeynta shaqooyinka loo haayo Qaranka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-486372 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/safiir.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/safiir.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/safiir-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-486371 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/saFIIR2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/saFIIR2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/saFIIR2-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-486370 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/SAFIIR1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"569\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/SAFIIR1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/SAFIIR1-300x237.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Riyadh-(SONNA)-Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr; Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Sacuudiga. Wafdiga uu hoggaaminayo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maalmahan socdaal shaqo ku jooga dalka Sacuudiga ayaa galabta booqasho ku tagay xarunta safaaradda Soomaaliya ee dalka Sacuudiga halkaasi oo kusoo dhaweeyay safiirka safaaradda Saalim Macow [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":486374,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-486369","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486369","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486369"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486373,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486369\/revisions\/486373"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/486374"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}