{"id":486316,"date":"2023-05-10T08:14:59","date_gmt":"2023-05-10T05:14:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486316"},"modified":"2023-05-10T08:14:59","modified_gmt":"2023-05-10T05:14:59","slug":"wasiiru-dowlaha-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-booqasho-rasmi-ah-ku-gaaray-qatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-booqasho-rasmi-ah-ku-gaaray-qatar\/","title":{"rendered":"Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku gaaray Qatar"},"content":{"rendered":"<p>Doxa-(SONNA)-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa booqasho rasmi ah oo dhowr maalmood ah ku gaaray Caasimadda dalka Qatar ee Doha , iyadoo garoonka diyaaradaha ay ku soo dhoweeyeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan Waaxda Hab-maamuuska ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar iyo Siihayaha Safaaradda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ayaa inta uu booqashada ku joogo dalkaasi waxa uu la kulmi doonaa dhiggiisa Qatar si ay uga wadahadlaan sare u qaadidda xiriirka labo geesoodka, dardar-gelinta heshiisyadii hore loo saxiixay iyo xoojinta iskaashiga u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah oo dhan waliba ah oo nacfi wadaag u leh labada dhinac.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doxa-(SONNA)-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa booqasho rasmi ah oo dhowr maalmood ah ku gaaray Caasimadda dalka Qatar ee Doha , iyadoo garoonka diyaaradaha ay ku soo dhoweeyeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan Waaxda Hab-maamuuska ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar iyo Siihayaha Safaaradda Soomaaliya. Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ayaa inta uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":486318,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-486316","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486316","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486316"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486316\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486319,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486316\/revisions\/486319"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/486318"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486316"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486316"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486316"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}