{"id":486308,"date":"2023-05-09T20:01:08","date_gmt":"2023-05-09T17:01:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486308"},"modified":"2023-05-09T20:01:08","modified_gmt":"2023-05-09T17:01:08","slug":"raiisal-wasaarw-xamse-oo-ka-qaybgalay-xuska-maalinta-midnimada-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaarw-xamse-oo-ka-qaybgalay-xuska-maalinta-midnimada-yurub\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisal wasaarw Xamse oo ka qaybgalay xuska maalinta midnimada Yurub"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ra&#8217;iisul\u00a0 wsaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qeyb-galay munaasabad ku saabsan maalinta Midnimada iyo Nabadda ee Yurub ayaa ugu hambalyeeyey maalintan taariikhiga ah ee muujinaysa qiimaha ay leedahay iskaashiga dalalka, daris-wanaagga iyo wax-wada qabsiga.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa tilmaamay in Midowga Yurub uu tusaale u yahay ururrada iskaashi goboleed ee caalamka intiisa kale, maadaama ay dhabbaha u xaareen walaalnimo iyo wada-noolaasho shucuubta qaaradaas, awood maamul iyo mid dhaqaalena ay ku heleen midnimadooda, taas oo waxtarkeedu uu gaaray dalal badan oo soo kobcaya oo ay ka mid tahay Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaana ka mahadnaqayaa fursaddan aan u helay in aan bogaadiyo taageerada hagar la\u2019aaneed ee Midowga Yurub ku bixiyo horumarka iyo baraaraha Soomaaliya ee dhanka amniga, caafimaadka, waxbarashada, dowladnimada iyo arrimaha gargaarka\u201d ayuu yiri Ra&#8217;iisal wasaare Xamse.<\/p>\n<p>Mudane Xamse ayaa xusay in qorshaha wadashaqeyneed ee labada sano ee socota ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ay dhawaan kala saxiixdeen uu ka tarjumayo mudnaanta ay xukuumaddiisu siinayso xiriirka labada dhinac iyo sida ay muhiimka u tahay in marxaladdan la xoojiyo garab istaagga dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cTaageeradiinu waxay mahuraan u tahay dhismaha nabad iyo xasilooni waarta oo ka dhalata Soomaaliya, taas oo dhanka kale ka qayb-qaadaneysa kobaca iyo horumarka dalka. Dowladdeyda waxaa ka go\u2019an dhisidda hay\u2019ado qaran oo wax-ku-ool ah, islamarkaana kulansaday karti iyo huhufnaan&#8221; ayuu yiri Ra&#8217;iisal wasaare Xamse.<\/p>\n<p>Midwoga Yurub ayaa dhankooda uga mahadceliyey Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda ka qeyb-galka munaasabaddooda sannadlaha ah, waxa ayna soo dhoweeyeen geeddi-socodka wadashaqaynta ee dhawaan la isla ansixiyay, iyagoo ku bogaadiyey dowladda Federaalka Soomaaliya dadaalka dhabta ah iyo horukaca ay ku tillaabsatay, gaar ahaan xoreynta dalka, nabaddaynta iyo horumarinta.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-486309\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0009-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0009-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0009-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0009-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0009-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0009-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0009-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0009-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0009.jpg 1079w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-486310\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0008-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0008-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0008-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0008-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0008-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0008-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0008-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0008-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0008.jpg 1079w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-486311\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0007-1024x702.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"702\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0007-1024x702.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0007-300x206.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0007-768x526.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0007-860x589.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230509-WA0007.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ra&#8217;iisul\u00a0 wsaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qeyb-galay munaasabad ku saabsan maalinta Midnimada iyo Nabadda ee Yurub ayaa ugu hambalyeeyey maalintan taariikhiga ah ee muujinaysa qiimaha ay leedahay iskaashiga dalalka, daris-wanaagga iyo wax-wada qabsiga. Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa tilmaamay in Midowga Yurub uu tusaale u yahay ururrada iskaashi goboleed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":486312,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-486308","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486308","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486308"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486308\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486313,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486308\/revisions\/486313"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/486312"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486308"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486308"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486308"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}