{"id":486258,"date":"2023-05-09T09:16:11","date_gmt":"2023-05-09T06:16:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486258"},"modified":"2023-05-09T11:34:52","modified_gmt":"2023-05-09T08:34:52","slug":"gazaisraaiil-oo-dilay-13-falastiin-ah-oo-ay-ku-jireen-4-caruur-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gazaisraaiil-oo-dilay-13-falastiin-ah-oo-ay-ku-jireen-4-caruur-ah\/","title":{"rendered":"Gaza:Israa\u2019iil oo dilay 13 Falastiin ah oo ay ku jireen 4 caruur ah"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Israa\u2019iil ayaa weerar xagga cirka ah oo ay ka fuliyeen xerada qaxootiga Rafah ee koonfurta Marinka Gaza ku dilay 13 qof oo ay ku jireen haweeneey iyo 4 caruur ah.<\/p>\n<p>Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ayaa ku dhawaaqday in ciidamada Israa\u2019iil ay burburiyeen guryo ay deganaayeen dad rayid ah,halkaasina ay ka geysteen dhimasho gaareysa 13 iyo dhaawacyo labaatameeyo ah.<\/p>\n<p>Israa\u2019iil ayaa ku andacootay in ay duqeyeen bartilmaameedyo\u00a0 ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan dhaqdhaqaaqa Jihaadul Islaami ee Falastiin.<\/p>\n<p>Dhaqdhaqaaqa Jihaadul Islaami ee Falastiin ayaa ku dhawaaqay in saddex ka mid ah hogaamiyaasheeda lagu dilay weerarada cirka,kuwaas oo magacyadooda lagu sheegay Jihad al-Ghannam, Khalil al-Bahtini, iyo Tariq Izz al-Deen.<\/p>\n<p>Milateriga Israa&#8217;iil ayaa kula taliyay dadka Israa&#8217;iil ee deggan deegaanada ku dhow Qaza inay u dhowaadaan goobaha amniga ah ee loo qorsheeyay in looga badbaado gantaalada Falastiin.<\/p>\n<p>Toddobaadkii hore, Israa&#8217;iil waxay gantaallada ku garaaceen marinka Gaza ,iyagoo ka jawaabaya sida la sheegay gantaallo kayimid dhanka Falastiin \u00a0oo loogu aargudayo Khader Adnan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Israa\u2019iil ayaa weerar xagga cirka ah oo ay ka fuliyeen xerada qaxootiga Rafah ee koonfurta Marinka Gaza ku dilay 13 qof oo ay ku jireen haweeneey iyo 4 caruur ah. Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ayaa ku dhawaaqday in ciidamada Israa\u2019iil ay burburiyeen guryo ay deganaayeen dad rayid ah,halkaasina ay ka geysteen dhimasho gaareysa 13 iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":486259,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-486258","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486258","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486258"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486258\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486272,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486258\/revisions\/486272"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/486259"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486258"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486258"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486258"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}