{"id":486154,"date":"2023-05-08T09:58:37","date_gmt":"2023-05-08T06:58:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486154"},"modified":"2023-05-08T09:58:37","modified_gmt":"2023-05-08T06:58:37","slug":"khawaarijta-oo-shaqo-joojin-ku-sameysay-horjooge-macallin-eyman-warbixin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/khawaarijta-oo-shaqo-joojin-ku-sameysay-horjooge-macallin-eyman-warbixin\/","title":{"rendered":"Khawaarijta oo shaqo joojin ku sameysay horjooge Macallin Eyman ( Warbixin)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Khawaarijta Al-shabaab ayaa shaqo joojin ku sameysay horjooge Macallin Eyman oo qaabilsanaa weerarada arxan-darada oo kooxdu ka geysato xudduuda iyo gudaha dalka Kenya.<\/p>\n<p>Horjooge Macallin Eyman, sanadkii 2009-kii ayaa loo xil saaray maleeshiyo ay ugu magacdareen &#8221; Jeyshu Eyman&#8221;, kuwaas oo weeraro dhabo gal ah geystay gudaha wadanka Kenya.<\/p>\n<p>Macallin Eyman waxay saaxiibo dhow yihiin Salmaan muhaajir oo ajaaniibta Al-shabaab madax u ahaa dhowrkii Sano ee la soo dhaafay, kaas oo khilaaf hareeyay ka dib, dhawaan lagu beddelay Jacfar Suudaani.<\/p>\n<p>Horjooge Macallin Eyman ayaa looga shakiyay inuu rabay ku biiritaanka maleeshiyada kooxda Daacish, bacdamaa uu taageersan yahay Salmaan muhaajirkii dhawaan xilka laga qaaday.<\/p>\n<p>Maleeshiyaadka loogu magacdaray &#8221; Jeyshu Eyman&#8221;,\u00a0 ayaa loo dhiibay nin lagu magacaabo Cabdisamad Nasta oo ka soo jeedo gobolka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Horjooge Cabdisamad wuxuu saaxiib dhow la yahay horjooge Maxamed Amiin oo la aamisan yahay in ay qaraabo dhow yihiin Mahad Karatee.<\/p>\n<p>Qubarada ka faalooda arrimaha argagixisada ayaa ku tilmaamay in ay tani keeni karto in ay soo dhammaato awooddii Al-shabaab ay ku lahaayeen gudaha Kenya,maadaama horjoogayaasha kooxdu shaqo fariisin ku sameeyeen nin si weyn u yaqaano kooxdii uu hoggaaminayay iyo dhulkii ay dhibaatooyinka ka geysanayeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Khawaarijta Al-shabaab ayaa shaqo joojin ku sameysay horjooge Macallin Eyman oo qaabilsanaa weerarada arxan-darada oo kooxdu ka geysato xudduuda iyo gudaha dalka Kenya. Horjooge Macallin Eyman, sanadkii 2009-kii ayaa loo xil saaray maleeshiyo ay ugu magacdareen &#8221; Jeyshu Eyman&#8221;, kuwaas oo weeraro dhabo gal ah geystay gudaha wadanka Kenya. Macallin Eyman waxay saaxiibo dhow [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":484834,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[82],"tags":[],"class_list":{"0":"post-486154","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-maqaallada"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486154","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486154"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486154\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486157,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486154\/revisions\/486157"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484834"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486154"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486154"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486154"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}