{"id":486035,"date":"2023-05-07T08:50:49","date_gmt":"2023-05-07T05:50:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=486035"},"modified":"2023-05-07T10:25:50","modified_gmt":"2023-05-07T07:25:50","slug":"wasiirka-awqaafta-xfs-oo-qaabilay-wakiilo-ka-socday-ururrada-bulshada-rayidka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-awqaafta-xfs-oo-qaabilay-wakiilo-ka-socday-ururrada-bulshada-rayidka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Awqaafta iyo Diinta XFS oo qaabilay Wakiilo ka socday Ururrada Bulshada Rayidka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley xubno ka tirsan Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed oo uu hor kacayo Guddoomiyaha Ururrada Bulshada Rayidka ee Soomaaliya Mudane Cismaan Muxyadiin Macallin (Shaatax), Duniyo Maxamed Cali iyo Maxamuud Sheekh Maxamed Rooble<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ayaa Mas,uuliyinta ka socotey Ururrada Bulshada Rayidka warbixin dheer oo dhinacyo badan taabaneysey ka siiyey hannaankii iyo habraacyadii daah furnaanta ku dheehneyd ee loo marey tartansiinta shirkadaha Soomaaliyeed ee ku tartamey adeega xajka ee sanadkan 1444\/2023 oo ay ku jiraan shirkadaha diyaaradaha ee ka howlgala Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxey labada dhinac kulankooda ay uga wada hadleen xoojinta wada shaqeynta ka dhaxeysa Wasaaradda iyo Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, iyadoo la dardar gelinayo barnaamijka wacyigelinta bulshada ee ku aadan la dagaallanka fikirka xagjirka ah, lana kaashanayo Culimaa\u2019uudiinka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-537494 \" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1683397042772.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" srcset=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1683397042772.jpg 720w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1683397042772-300x225.jpg 300w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1683397042772-500x375.jpg 500w\" alt=\"\" width=\"993\" height=\"542\" data-pin-no-hover=\"true\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-537495\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1683397048295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" srcset=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1683397048295.jpg 720w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1683397048295-225x300.jpg 225w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1683397048295-500x667.jpg 500w\" alt=\"\" width=\"1005\" height=\"965\" data-pin-no-hover=\"true\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-537496\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1683397051199.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" srcset=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1683397051199.jpg 720w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1683397051199-225x300.jpg 225w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1683397051199-500x667.jpg 500w\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"975\" data-pin-no-hover=\"true\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley xubno ka tirsan Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed oo uu hor kacayo Guddoomiyaha Ururrada Bulshada Rayidka ee Soomaaliya Mudane Cismaan Muxyadiin Macallin (Shaatax), Duniyo Maxamed Cali iyo Maxamuud Sheekh Maxamed Rooble Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ayaa Mas,uuliyinta ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":486036,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-486035","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486035","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=486035"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486035\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":486047,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/486035\/revisions\/486047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/486036"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=486035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=486035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=486035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}